Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Transcript-LCD

Laascaanood: Ogeysiis Ardeyda hoos ku qoran waxaa laga codsanayaa inay beri soo noqdaan

Ogeysiis: Waxaa la ogeysiinayaa ardeyda halkan hoose ku qoran inay berito bacdal salaada duhur ay dib u geli doonaan imtixaankii lagu kala saari lahaa, hadaba

Continue Reading »

Qeybta Transcript-LCD

OGEYSIIS Scholarship Students:- Halkan ka eego ardayda gaashay kaalmaha koobaad.

Asc ardey halkaan ka eego kalinta aad kaga jirto ardeyda gashay kaalmaha koobaad. kii lagu haysto kaalinta koobaad ha yimaado berito oo khamiis ah bacdal

Continue Reading »

Transcript-LCD Archives

Laascaanood: Daawo Muuqaalkii Imtixaankii Shalay + Ogeysiis iyo Hambalyo loo
- May 3, 2016
Laascaanood: Daawo Muuqaalkii Imtixaankii Shalay + Ogeysiis iyo Hambalyo loo  direy, Ardeyda Sahalsoftware Meel kasta oo ay joogaan   HALKAN KA DAAWO
Laascaanood: Daaqo Qaar ka mid ah Ardeydii Maanta Imtixaanka u fadhiistay
- May 1, 2016
Laascaanood: Daaqo Qaar ka mid ah Ardeydii Maanta Imtixaanka u fadhiistay
Bishaaro halkan kala soco ardaydii kaalmaha koowaad galay imtixaankii maanta 01/04/2016 sahalsoftware college oo helay schoolarship
- Apr 2, 2016
Sno. Name Program Mark ScholarShip 1 C/naasir maxamed Cismaan windows 8 90%  free 2 Siciid Axmed Maxamed Word 2013 100%  free 3 Layla Axmed Maxamd Excel 2013 90%  free 4 Ismaaciil Cabdi Ducaale Access 2013 90%  free 5 Khadiijo Maxamed Saleban Powerpoint 60%  free 6 Abshir Cabdi Cali Social network  free 7 maxamed baashe cali General Account 100%  free
Bishaaro halkan kala soco ardaydii kaalmaha koowaad galay imtixaankii maanta 01/03/2016 sahalsoftware college oo helay schoolarship
- Mar 1, 2016
Sno. Name Program Mark ScholarShip 1 salebaan c/casiis c/laahi Mavis 27%  free 2 Ismacil maxamed saleban Windows 8 100%  free 3 siciid c/carshiid cali Word 2013 100%  free 4 farax sahal cali Access 2013 90%  free 5 jamaal c/raxman cali Hardware 100%  free 6 Nasra haybe cismaan Powerpoint 70%  free 7 maxamed baashe cali camtasio 60%  free 8 cismaan cabdi axmed HTML 100%  free
LCD: 1320- muha xuseen faarax
- Feb 15, 2016
Soo Dhawoow Muha, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
LCD: ??-Nimco Axmed ismacil
- Feb 15, 2016
Soo Dhawoow Nimco, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
LCD: ??-Aamina C/laahi Cali
- Feb 15, 2016
Soo Dhawoow Aamina, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
LCD:20003- Jibril Ibrahin Ahmed
- Dec 26, 2015
Soo Dhawoow Jibril, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE