Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Barashada Luuqada Carabiga

Baro Luuqada Carabiga Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 12 – Sahalsoftware

CASHARKII 12AAD Casharadii Hore Ee Carabiga – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

Qeybta Barashada Luuqada Carabiga

Baro Luuqada Carabiga Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 11 – Sahalsoftware

CASHARKII 11AAD Casharadii Hore Ee Carabiga – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

Barashada Luuqada Carabiga Archives

Baro Luuqada Carabiga Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 10
- Mar 28, 2016
CASHARKII 10AAD Casharadii Hore Ee Carabiga - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Luuqada Carabiga Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 9
- Mar 19, 2016
CASHARKII 9AAD Casharadii Hore Ee Carabiga - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Luuqada Carabiga Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 7
- Mar 4, 2016
CASHARKII 7AAD Casharadii Hore Ee Carabiga - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Luuqada Carabiga Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 6
- Feb 27, 2016
CASHARKII 6AAD Casharadii Hore Ee Carabiga - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Luuqada Carabiga Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 5
- Feb 20, 2016
CASHARKII 5AAD Casharadii Hore Ee Carabiga - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Luuqada Carabiga Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 4
- Feb 13, 2016
CASHARKII 4AAD Casharadii Hore Ee Carabiga - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Luuqada Carabiga Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 3
- Feb 6, 2016
CASHARKII 3AAD Casharadii Hore Ee Carabiga - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Luuqada Carabiga Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 2
- Jan 30, 2016
CASHARKII 2AAD Casharadii Hore Ee Carabiga - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE