Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Artisteer

Lesson 06 Colors and fonts – Artisteer – Sahalsoftware

Lesson 06 Colors and fonts – Artisteer – Sahalsoftware CASHARKII 6AAD

Qeybta Artisteer

Lesson 05 Migration and export – Artisteer – Sahalsoftware

Lesson 05 Migration and export – Artisteer – Sahalsoftware   CASHARKII 5AAD

Artisteer Archives

Lesson 04 Sugest blocks, buttons and footer – Artisteer – Sahalsoftware
- Mar 10, 2016
Lesson 04 Sugest blocks, buttons and footer - Artisteer - Sahalsoftware casharkii 4aad
Lesson 03 Open and saving artisteer Document – Artisteer – Sahalsoftware
- Mar 10, 2016
Lesson 03 Open and saving artisteer Document - Artisteer - Sahalsoftware casharkii 3aad
Lesson 02 Suggest BG, Header, Menu and Article Desing – Artisteer – Sahalsoftware
- Mar 10, 2016
Lesson 02 Suggest BG, Header, Menu and Article Desing - Artisteer - Sahalsoftware CASHARKII 2AAD
Lesson01 Introduction – Artisteer – Sahalsoftware
- Mar 10, 2016
Lesson01 Introduction - Artisteer - Sahalsoftware CASHARKII 1AAD

RIIX MUUQALADAN HOOSE