Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

HTML

Lesson 21 Summary – HTML – Sahalsoftware

Casharkii 21aad ee html  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 

Qeybta HTML

Lesson 20 Checkboxes – HTML – Sahalsoftware

Casharkii 20aad ee html  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 

HTML Archives

Lesson 19 Radio button – HTML – Sahalsoftware
- Aug 13, 2015
Casharkii 19aad ee html  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 
Lesson 18 Password Field – HTML – Sahalsoftware
- Aug 13, 2015
Casharkii 18aad ee html  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 
Lesson 17 Input element – HTML – Sahalsoftware
- Aug 13, 2015
Casharkii 17aad ee html  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 
Lesson 16 Forms – HTML – Sahalsoftware
- Aug 13, 2015
Casharkii 16aad ee html  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 
Lesson 15 Using Tables – HTML – Sahalsoftware
- Aug 13, 2015
Casharkii 15aad ee html  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 
Lesson 14 Text Alignment – HTML – Sahalsoftware
- Aug 13, 2015
Casharkii 14aad ee html  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 
Lesson 13 Font, Color and Size – HTML – Sahalsoftware
- Aug 11, 2015
Casharkii 13aad ee html  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 
Lesson 12 Background Color – HTML – Sahalsoftware
- Aug 11, 2015
Casharkii 12aad ee financial   – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE