Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

14. Abdirahman Yusuf

Lesson 06 Voice

Casharkani waa casharkii 6aad ee avs video editor ku baro afsooomaali Halkan riix si aad ubarato casharka   casharada avs ka oo dhan si  aad

Continue Reading »

Qeybta 14. Abdirahman Yusuf

Lesson 05 Text – AVS Video Editor – Sahalsoftware

Casharkani waa casharkii 5aad ee avs video editor ku baro afsooomaali Halkan riix si aad uga  ubarto  casharada avs ka oo dhan hadii aad rabtid

Continue Reading »

14. Abdirahman Yusuf Archives

Lesson 04 Video Effects – AVS Video Editor – Sahalsoftware
- Jul 31, 2015
Casharkani waa casharkii 4aad ee avs video editor ku baro afsooomaali Halkan riix si aad ubarato casharka  halkan riix si aad uga faaidaysatid casharada avs ka oo farabadan 
Lesson 03 Transitions – AVS Video Editor – Sahalsoftware
- Jul 31, 2015
Casharkani waa casharkii 3aad ee avs video editor ku baro afsooomaali Halkan riix si aad ubarato casharka cashaarada avs ka oo farabadan hadaad rabtid inaad faad idaysatid halkan riix 
Lesson 02 Blank Project – AVS Video Editor – Sahalsoftware
- Jul 31, 2015
Casharkani waa casharkii 2aad ee avs video editor ku baro afsooomaali Halkan riix si aad ubarato casharka     casharada avs ka oo farabadan hadaad rabtid inaad ka faaidaysatid halkan riix 
Lesson 01 Introduction – AVS Video Editor – Sahalsoftware
- Jul 29, 2015
Casharkani waa casharkii 1aad ee avs video editor ku baro afsooomaali Halkan riix si aad ubarato casharka

RIIX MUUQALADAN HOOSE