Asalaamu calaykum - Duhur Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Axad: Baro Xisaabta

Casharkii 59 aad Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga Sahalsoftware

casharkii 59-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – –

Continue Reading »

Qeybta Axad: Baro Xisaabta

Casharkii 58-aad – Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga – Sahalsoftware

casharkii 58-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – –

Continue Reading »

Axad: Baro Xisaabta Archives

Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 56 aad Sahalsoftware
- Mar 27, 2016
casharkii 56-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 55 aad Sahalsoftware
- Mar 20, 2016
casharkii 55-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 54-aad – Sahalsoftware
- Mar 6, 2016
Casharkii 54-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 53-aad – Sahalsoftware
- Mar 6, 2016
Casharkii 53-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 52 aad
- Feb 15, 2016
Casharkii 52-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 51 aad
- Feb 8, 2016
Casharkii 51-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 50aad Fraction Jajab 2
- Jan 31, 2016
Casharkii 50-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 49aad Fraction Jajab 1
- Jan 24, 2016
Casharkii 49-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE