Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Isniin: Baro Kumbuyuutarka

Casharkii 31-aad Word 2016 (10) Baro Computer ka Casharo Taxane ah – Sahalsoftware

Casharkii 31-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

Qeybta Isniin: Baro Kumbuyuutarka

Casharkii 30-aad Word 2016 – 9 – Baro Kumbuyuutarka Sahalsoftware

Casharkii 30-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

Isniin: Baro Kumbuyuutarka Archives

Casharkii 29-aad Word 2016 – 8 – Baro Kumbuyuutarka Sahalsoftware
- May 23, 2016
Casharkii 29-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Casharkii 28-aad Word 2016 – 7 – Baro Kumbuyuutarka Sahalsoftware
- May 16, 2016
Casharkii 27-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Casharkii 27-aad Barashada Computer ka – Word 2016 – Sahalsoftware
- May 10, 2016
Casharkii 27-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Casharkii 26aad Word 2016 Baro Kumbuyuutarka – Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- May 2, 2016
Casharkii 26-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Casharkii 25 aad Word 2016 4 – Baro Kumbuyuutarka Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- Apr 26, 2016
Casharkii 25-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Kumbuyuutarka Casharkii 24-aad Word 2016 (3) – Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- Apr 18, 2016
Casharkii 24-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Kumbuyuutarka Casharkii 23 aad Word 2016 2 Sahalsoftware Afsomali ku baro
- Apr 4, 2016
Casharkii 23-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Kumbuyuutarka Casharkii 22 aad Word 2016 Sahalsoftware Afsomali ku baro
- Mar 28, 2016
Casharkii 22-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE