Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Talaado: Baro English ka

Casharkii 19 – Baro Luuqada Englishka Adiga oo gurigaaga dhex jooga

Casharkii 19-aad Casharadii Hore Ee english:ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

Qeybta Talaado: Baro English ka

Casharkii 17 – Baro Luuqada Englishka Adiga oo gurigaaga dhex jooga

Casharkii 17-aad Casharadii Hore Ee english:ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

Talaado: Baro English ka Archives

Casharkii 16 – Baro Luuqada Englishka Adiga oo gurigaaga dhex jooga
- May 18, 2016
Casharkii 16-aad Casharadii Hore Ee english:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Casharkii 15 – Baro Luuqada Englishka Adiga oo gurigaaga dhex jooga – Sahalsoftware
- May 4, 2016
Casharkii 15-aad Casharadii Hore Ee english:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Luuqada Englishka Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 14
- Apr 13, 2016
Casharkii 14-aad Casharadii Hore Ee english:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Luuqada Englishka Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 13
- Apr 5, 2016
CASHARKII 13AAD Casharadii Hore Ee english:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Luuqada Englishka Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 12
- Mar 29, 2016
CASHARKII 12AAD Casharadii Hore Ee english:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Luuqada Englishka Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 11 Gender
- Mar 15, 2016
CASHARKII 11AAD Casharadii Hore Ee english:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Luuqada Englishka Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 10
- Mar 8, 2016
CASHARKII 10AAD Casharadii Hore Ee english:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Luuqada Englishka Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 9
- Mar 2, 2016
CASHARKII 9AAD Casharadii Hore Ee english:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE