Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Arbaco: Baro Fahamka Computer

Sidee cmd loogu format gareeyaa flash disk Sahalsoftware

 Casharkii 17-aad Casharadii Hore Ee fahamka  :ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – –

Continue Reading »

Qeybta Arbaco: Baro Fahamka Computer

Sidee Loggu Xidhaa Computer kaaga Android Pattern Lock – Sahalsoftware

 Casharkii 16-aad Casharadii Hore Ee fahamka  :ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – –

Continue Reading »

Arbaco: Baro Fahamka Computer Archives

Sidee u sameyn kartaa CMD Folder – Sahalsoftware
- Mar 30, 2016
 Casharkii 15-aad Casharadii Hore Ee fahamka  :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro sida loo sameeyo Profile Facebook – Afsomali – Sahalsoftware casharkii 14aad
- Mar 16, 2016
 Casharkii 14-aad Casharadii Hore Ee fahamka  :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro Sidee Flash Disk kayga ugu gubi karaa Windows Sahalsoftware Afsomali ku baro 13AAD
- Feb 24, 2016
Casharkii 13-aad Casharadii Hore Ee fahamka  :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro sida loo sameeyo Hotmail ka afsoomaali Sahalsoftware waa casharkii 12aad
- Feb 17, 2016
Casharkii 12-aad Casharadii Hore Ee fahamka  :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro Sida Gmail loo sameeyo – Afsomali – Sahalsoftware casharkii 11aad
- Feb 10, 2016
Casharkii 11-aad Casharadii Hore Ee fahamka  :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Sidee Youtube ka ugu samayn ICON – Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- Feb 3, 2016
Casharkii 10-aad Casharadii Hore Ee fahamka  :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
see loo soo degsadaa iternet download manager loona active gareeyaa isagoo free ah
- Jan 27, 2016
Casharkii 9-aad Casharadii Hore Ee fahamka  :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Sidee Facebook Vedio Looga Soo Download Gareeyaa, Software la’aan – Sahalsoftware
- Jan 20, 2016
Casharkii 8-aad Casharadii Hore Ee fahamka  :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE