Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

06. Faizal Ali

Lesson 08 JavaScript Objects Sahalsoftware

 Casharkii 8-aad Casharadii Hore Ee javascript :ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – –

Continue Reading »

Qeybta 06. Faizal Ali

Lesson 07 JavaScript Data Types Sahalsoftware

 Casharkii 7-aad Casharadii Hore Ee javascript :ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – –

Continue Reading »

06. Faizal Ali Archives

Lesson 06 JavaScript Variables Sahalsoftware
- May 28, 2016
 Casharkii 6-aad Casharadii Hore Ee javascript :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Lesson 05 JavaScript Comments Sahalsoftware
- May 28, 2016
 Casharkii 5-aad Casharadii Hore Ee javascript :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Lesson 04 JavaScript Statements Sahalsoftware
- May 28, 2016
 Casharkii 4-aad Casharadii Hore Ee javascript :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Lesson 03 JavaScript Output Sahalsoftware
- May 28, 2016
 Casharkii 3-aad Casharadii Hore Ee javascript :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Lesson 02 JavaScript Functions and Events Sahalsoftware
- May 28, 2016
 Casharkii 2-aad Casharadii Hore Ee javascript :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Lesson 01 JavaScript Introduction Sahalsoftware
- May 28, 2016
 Casharkii 1-aad Casharadii Hore Ee javascript :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Sidee cmd loogu format gareeyaa flash disk Sahalsoftware
- May 11, 2016
 Casharkii 17-aad Casharadii Hore Ee fahamka  :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Sidee Loggu Xidhaa Computer kaaga Android Pattern Lock – Sahalsoftware
- Apr 21, 2016
 Casharkii 16-aad Casharadii Hore Ee fahamka  :ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE