Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Computer Concepts

Baro Sida facebook muuqaaalkiisa loo bedelo loogana dhigo muuqaal aad u qurxoon – Sahalsoftware

Casharkii 7-aad Casharadii Hore Ee fahamka  :ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – –

Continue Reading »

Qeybta Computer Concepts

Sidee Video yaala Youtube ka uga dhigi MP3 – Sahalsoftware – Afsomali

Casharkii 6-aad Casharadii Hore Ee fahamka  :ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – –

Continue Reading »

Computer Concepts Archives

Baro sida Video Cabirkiisa loo yareeyo Sahalsoftware Afsomali ku baro
- Jan 6, 2016
Casharkii 6-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka DaaXwo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RII JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Sidee Youtube ka Videos badan mar looga soo dajisto Sahalsoftware AFsomali ku baro
- Dec 23, 2015
Casharkii 5-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Sidee Youtube ka uga download gareysan kataa video adiga wax software ah isticmaalin Sahalsoftware waa casharkii 4aad
- Dec 16, 2015
Casharkii 4-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Fahamka Kumbuyuutarka (Computer Concepts) : Casharkii 2-aad (Facebook Sidee Email kiisa loo bedalaa)
- Dec 2, 2015
Casharkii 2-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Fahamka Kumbuyuutarka (Computer Concepts) : Casharkii 1-aad (Secure before is too late)
- Nov 25, 2015
Casharkii 1-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...

« Previous Page