Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

51. General

Yagoori: Sahalsoftware Hambalyo Ardayda Qalinjabinaysa Maanta

Hambalyo Ardayda Sahalsoftware ee Maanta ku qalin jabinaya Magaalada Yagoori

Qeybta 51. General

BISHAARO BISHAARO BISHAARO: Qofkasta oo jecel inuu horumar ka gaadho barashada

BISHAARO BISHAARO BISHAARO: ““““““““““““““““““““““ Qofkasta oo jecel inuu horumar ka gaadho barashada computerka nooc-yadiisa kala duwan, oo maanta caalamka oo dhan ka noqday furihii adduunka

Continue Reading »

51. General Archives

LCD:630 – Ayan Mohamed Barkadle
- May 20, 2017
Soo Dhawoow Ayaan, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
04. Midhaha Ardayga – Axmed Daahir Abokor – Kambala – Word
- May 19, 2017
04. Midhaha Ardayga - Axmed Daahir Abokor - Kambala - Word HALKAN KA DAAWO
Lesson 26 QuickBooks 2014 Jumlo iyo Tafaariiq sidee Sahalsoftware
- May 14, 2017
Lesson 26 QuickBooks 2014 Jumlo iyo Tafaariiq sidee Sahalsoftware   HALKAN KA DAAWO
WDH:627-Abdirizak Mohamoud Ali
- May 10, 2017
Soo Dhawoow C/risaaq, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
Lesson 25 QuickBooks 2014 – Undeposit Fund and Expenses – Sahalsoftware
- May 5, 2017
Lesson 25 QuickBooks 2014 - Undeposit Fund and Expenses - Sahalsoftware HALKAN KA BARO RIIX  
Daawo: 03. Midhaha Ardayga – Maxamed Sh C/qaadir – Kambala – HTML+CSS
- May 4, 2017
Daawo:  03. Midhaha Ardayga - Maxamed Sh C/qaadir - Kambala - HTML+CSS Fadlan soo qor Masha allaah HALKAN KA DAAWO
Awrboogays: Sahalsoftware waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay May – 2017
- May 3, 2017
Masha allaah soo qor Fadlan ``````````````````````````````````````````````````````````` C/kariin Aadan Xirsi - Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Awrboogeys - Sahalsoftware, imtixaankii Bishan la qaaday (May 01,2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan ...
Burco: Sahalsoftware waa Ardaygii Kaalinta Koowaad Ugalay May – 2017
- May 3, 2017
Hambalyo soo qor Fadlan ``````````````````````````````````````````````````````````` C/salaan Xasan Ismaaciil - Waa Ardayadii u gashay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Burco - Sahalsoftware, imtixaankii Bishan la qaaday (May 01,2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan gaadhay. ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE