Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Arimaha Bulshada

KAMA EYSAN QUUSAN JACEYLKEEDA.

Maalin Qurux badan bey aheyd Abuul Caas isagoo Faraxsan ayuu u yimi Rasuulka CSW , waa inta uusan Waxyigu ku bilaaban Rasuulka, isla markaasna weli

Continue Reading »

Qeybta Arimaha Bulshada

Waa Qiso Cajiiba : Fadliga Wayn Ee Sadaqadu Leedahay_

QISO YAR OO CAJIIB AH.Gabar ayaa waxay ku Riyootay Nin ay Qaraabo yihiin oo Abeeso Cuntay, Aroortii ayay Gurigiisa Tagtay weyna u Sheegtay. Ninkii wuu

Continue Reading »

Arimaha Bulshada Archives

Dhiri Gali Naftaada oo dib u Eeg Guulahaagi hore ….?
- Apr 18, 2017
Dhiri gali naftaada oo dib u eeg guushaadi hore iyo miro dhalkeda Mararka qaar waxaa dhacda in aad hawl adag ama shaqo aad qabanayso kadib wakhtigaga iyo juhdigaga aad ku bixiinayso ...
Qisadii Wadadii Guusha : Haka daalin Hadafkaaga —
- Apr 7, 2017
   -- Qisadii wadadii dheerayd ee dhanka guusha ------- ====================== - Waxaa jiray nin dhalinyara ah oo markii ay da'diisu ahayd 31 sano bilaabay shaqo ganacsi lkn nasiib darro ku khasaaray, - hadana markii ...
Waa Arday kamid Ah ardayda Online Ee Ku Xiran Sahalsofware : Tix Gabay ah
- Apr 7, 2017
xuseen maxamuud waa arday kamid ah ardayda ku taxan casharada ka baxa shirkada sahalsoftware gaar ahaan websetka sahalsoftware iyo youtube sahalsoftware company isaga oo ka sheekaynaaya wuxuu yiri; hadalkaan gaaban iyo ...
Su”aalahan Ka jawaab
- Apr 6, 2017
Su'aalahan ka Jawaab: Shaqaalihi ayaa subax sidii joogtada u ahayd xaruntii shaqada yimid, albaabka hore ayey ku arkeen warqad ogeysiis ah. Warqadda waxaa ku qoran "Shirkadda iyo shaqaaleheeduba, waxey ka xunyihiin ...
Xikmado: waa Xikmado Cajiiba Dad waa kii hore hadalna waa intuu yirri —–
- Apr 6, 2017
Qormadan waxaan kugula wadaagayaa qaar ka mid ah hal-qabsigii iyo xikmadihii dadkii hore, waxaan rumaysanahay in ay jiraan dad badan oo xikmad ehel la ah, waxaan xooga u saaray xikmadaha ...
Download: Halkan ka Rogo QuickBooks 2014 Software – Kiisii
- Aug 30, 2016
Download: Halkan ka Rogo QuickBooks 2014 Software - Kiisii HALKAN KA DOWNLOAD GAREYSO
WIILKII INA KULANSIIYEY! Wuxuu ahaa wiil aad u da’ yar, aabihii waa dhaqtar ilkaha ah hooyadiisna dhaqtarad cilmi nafsiga ah
- Jul 19, 2016
WIILKII INA KULANSIIYEY! Wuxuu ahaa wiil aad u da' yar, aabihii waa dhaqtar ilkaha ah hooyadiisna dhaqtarad cilmi nafsiga ah, wuxuu ahaa wiil aad u jecel inuu IT ga ku takhasuso, ...
JACAYLKII DUNIDA WAX KA BEDELAY!
- Jul 16, 2016
JACAYLKII DUNIDA WAX KA BEDELAY! Wiil kasoo jeeda reer aad faqiir u ah, noloshiisuna tahay mid aan qosol badan lahayn, jeebkuna ka janjeero, wuxuu ka shaqeeyaa meel mushahar yar, laakiin waa ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE