Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Download Books

Waxaa diyaar ah Buug Computer Network

Walaal halkan hoose ka download gareyso Buuga Computer Network   RIIX HALKAN¬† Share This:

Qeybta Download Books

Book: Waxaa kuu diyaar ah – English For You: Level 1 Book – Download here

Buuggan oo ah LEVEL1 waxaa kuu diyaariyey Team ka Sahalsoftware ee halkan hoose ka download gareyso.   HALKAN KA ROGO Share This:

Download Books Archives

Buug Cusub: Waxaa Diyaar ah WonderShare Buuggiisii Halkan hoose ka rogo
- Dec 25, 2016
Ardaydayada Meel aad Joogtaanba Salaan ayaan hawada sidiin soo marinaynaa, waxaa halkan hoose idiin ku diyaar ah Buug cusub oo aad ku baran doontaan Barnaamijka WonderShare   HALKAN KA DOWNLOAD GAREYSTA¬† WonderShare Filmora
JavaScript : – Waxaa diyaar ah Buug cusub oo ah JavaScript hoos ka rogo
- Jul 11, 2016
Halkan hoose waxaad ka rogan kartaa JavaScript. Download JavaScript   Fiiro Gaar ah: Haddii uu jiro Buug aad weydid fadlan soo codso Support@Sahalsoftware.com
Buug Cusub BAXSAD iyo BAADI: Buuggan waxaa Hadyad ahaan idiinku deeqay Eng Abyad
- Jul 5, 2016
Buuggan waxaa Hadyad ahaan idiinku deeqay Eng Abyad, Waa Buug Nuxurka iyo Mawduuca uu ka hadlayo aad iyo aad u anfacaya dhalinta Soomaaliyeed, Eng Abyad Allaah swt kheyr ha siiyee ...
HTML 5 : – Waxaa diyaar ah Buug cusub oo ah HTML5 hoos ka rogo
- Jun 17, 2016
Halkan hoose waxaad ka rogan kartaa HTML5. HTML5 Book   Fiiro Gaar ah: Haddii uu jiro Buug aad weydid fadlan soo codso Support@Sahalsoftware.com
AVS Video Editor : – Waxaa diyaar ah Buug cusub oo ah AVS Video Editor hoos ka rogo
- Jun 17, 2016
Halkan hoose waxaad ka rogan kartaa AVS Video Editor. AVS Video Editor   Fiiro Gaar ah: Haddii uu jiro Buug aad weydid fadlan soo codso Support@Sahalsoftware.com
CCNA Study Guide – Network: Waxaa diyaar ah Buug cusub oo ah CCNA Study Guide hoos ka rogo
- May 25, 2016
CCNA Study Guide: Waxaa diyaar ah Buug cusub oo ah Camtasia Studio hoos ka rogo CCNA Study Guide Sahal Software
Camtasia Studio 1Edition: Waxaa diyaar ah Buug cusub oo ah Camtasia Studio hoos ka rogo
- May 23, 2016
Camtasia Studio 1Edition: Waxaa diyaar ah Buug cusub oo ah Camtasia Studio hoos ka rogo Camtasia Studio 1Edition
Visual Studio (VB) 1Edition: Waxaa diyaar ah Buug cusub oo ah Visual Studio hoos ka rogo
- May 23, 2016
Visual Studio (VB): Waxaa diyaar ah Buug cusub oo ah Visual Studio hoos ka rogo   VB _ Sql Server 1Edition

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE