Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Laascaanood

FARIIN KU SOCOTA ARDAYDA SAHALSOFTWARE EE JOOGA MAGAALOOYINKAN:

FARIIN KU SOCOTA ARDAYDA SAHALSOFTWARE EE JOOGA MAGAALOOYINKAN: 1. LAASCAANOOD 2. BUUHOODLE 3. CEEGAAG 4. KISMAAYO 5. GAROOWE 6. WIDHWIDH 7. MUQDISHO 8. MARQAAN 9

Continue Reading »

Qeybta Laascaanood

Daawo Sidee Files iyo Folder kaaga u difaacan karaysaa

Halkan hoose waxaad ka baran kartaa cashar ku saabsan sida loo difaaco Files iyo Folders kaaga, waxaana sharaxaya Eng Mohamed Gurey Daawasho Wacan HALKAN KA

Continue Reading »

Laascaanood Archives

Laascaanood: Xiisad Aqoon guud ah ayaa u qabsoontay Ardayda Sahalsoftware
- Dec 28, 2016
Laascaanood: Xiisad Aqoon guud ah ayaa u qabsoontay Ardayda Sahalsoftware Magaalada Laascaanood, Xiisadan oo inta badan bil kasta loo qabto ardayda ayaa waxay ku saabsanayd sidii aqoontooda guud ee dhinaca ...
Ogeysiis Isqoristii Wey Bilaamatay: Xarumaha Sahalsoftware Waxay Qaadanayaan Ardey Cusub ….
- Jul 11, 2016
Dhammaan Xarumaha Sahalsoftware ay ka mid yihiin: Xarunta Laascaanood Xarunta Muqdisho Xarunta Hargeysa Xarunta Garoowe Xarunta Kismaayo Xarunta Buuhoodle Xarunta Xudun Xarunta Widhwidh Xarunta Marqaan Xarunta Ceegaag   Waxa ay qaadanayaan Bishan ...
Laascaanood: Hambalyo Ardeydii La isku Celiyey Imtixaanka Guushu waxa ay raacday Hoos ka akhri
- Jun 24, 2016
Laascaanood: Hambalyo Ardeydii La isku Celiyey Imtixaanka Guushu waxa ay raacday Hoos ka akhri:   Word 2016 Hibaaq Maxamed Maxamuud Access 2016 C/naasir Maxamed Cismaan Hardware  Xamdi Cali Maxamed (Xaydar) Software Maxamed Axmed Warsame      
SomNews TV oo soo bandhigay Ardaydii Kaalamaha ugu sareeya ku guuleysatay + Abaalmarintii la siiyey
- Aug 2, 2015
SomNews TV oo soo bandhigay Ardaydii Kaalamaha ugu sareeya ku guuleysatay + Abaalmarintii la siiyey HALKAN KA DAAWO  

RIIX MUUQALADAN HOOSE