Asalaamu calaykum - Duhur Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Monthly Exam

08 – August01 – 2017 2018 – Tartanka Saaxiibtino Ardayda – All College Sahalsoftware

Daawo Ardayda Tartamaysa iyo Halka ay kala marayaan, ha ilaawin inaad ardayda kalmad dhiiri gelin ah aad u qortid #share¬†la wadaag asxaabtaada     Share

Continue Reading »

Qeybta Monthly Exam

Burco:Exam:Sahalsoftware waa Ardaygii kaalinta Koowaad Ugalay june-2017

#Burco – #SAHALSOFTWARE Masha allaah soo qor Fadlan “““““““““““““““““““““““““““““` Cawil Jaamac Cabdi – Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Sahalsoftware Ee Magaalada #Burco imtixaankii

Continue Reading »

Monthly Exam Archives

Natiijadii Imtixaankii Bilaha Ahaa Ee Nov 2015 01/11/2015
- Nov 3, 2015
01/11/2015 Alxamdulilaah Waxaa si wanaagsan noogu qabsoomay imtixaankii bilaha ahaa , kaasoo ay ku guuleysaty kaalinta koobaad 8 arday, iyadoo ay shirkaddu awal hore ugu balanqaaday dhiiri-gelinta ardayga , haduu ku guuleysato ...

RIIX MUUQALADAN HOOSE