Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Ogeysiis

Ogaysiis Dhamaan Ardayda KuXiran Webset- ka Sahalsoftware Course Cusub – PHP

Dhawaan waxaan soo bilaabaynaa Kooras Cusub (PHP) insha allaah aan sii ogaado inta qof ee diyaar u ah, hoos ku soo qor HAA   Share

Continue Reading »

Qeybta Ogeysiis

Jaamacadda Caalamiga ah Sahalsoftware Sahalsoftware Internation University

Jaamacadda Caalamiga ah Sahalsoftware Sahalsoftware Internation University “Isqoristii oo bilaamatay” 1. Ma tahay Arday dhameeyey Dugsi Sare, Ma haysataa Shahaado la aqoonsan yahay? 2. Ma

Continue Reading »

Ogeysiis Archives

Ogaysiis Ardayda Bishaan Isdiwaan Galinaysaa Qaabka Ay Barnaamijyada isugu xigaan
- Aug 30, 2017
Asalaamu calaykum Ardayeey, Subax wanaagsan, waxaan idiin rajeynayaa inaad caafimaad qabtaan. Arday kasta waxaa laga rabaa inuu bishan diyaariyo barnaamijka ku xiga kii uu bartay waana kuwan qaabka ay isugu xigaan, ...
Ogaysiiis Dhamaan Ardayda: Sahalsoftware Boosaaso Fursad Waxbarasho English free
- Aug 26, 2017
#College #Sahalsoftware #Boosaaso #Barro #English language #Si #Bilaash ah oon aan fii lagaa qaadayn, marka laga reebo isdiiwaangelin kooban. Qaababka uu dadku baran karo waa #Regular #Distance #Bosaso. Hadii aad in badan aad raadinaysay in aad barato luuqada Englishka oo loo diyaarshay ...
Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan Ardayda Online Internet ……?
- Jul 30, 2017
Dhamaan Waxaaa la Ogaysiinayaa ardayda Online wax ku barata in ay u diyaar garooban imtaxaanka kowda bisha Augs-1-2017 Ardayda diwaan gashan sidoo kale Ardayda aan diwaan gashnayn ee raba inay examka ...
Ogeysiis + Hambalyo Dhammaan Xarumaha Sahalsoftware
- Feb 28, 2017
Asalaamu calaykum wr wbr....................   Ogeysiis Marka hore waxaan ogeysiinaynaa dhammaan ardayda dhigata Xarumaha kala duwan ee ay ku jirto Xarunta Online ka inay u diyaar garoobaan imtixaankii bilaha ahaa oo ku beegan ...
Fasax: Ogeysiis Ardeyda Sahalsoftware ee Xarumaha kala ah Laascaanood, Hargeysa iyo Widhwidh
- Jun 25, 2016
Fasax: Ogeysiis Ardeyda Sahalsoftware ee imtixanaadkii galay ee Xarumaha kala ah Laascaanood, Hargeysa iyo Widhwidh in laga bilaabo maanta ay College yadu fasax yihiin illaa iyo Jully 10 2016 oo ku ...
Ogeysiis: Waxaa la ogeysiinayaa Dhammaan dadweynaha ku nool Magaalada
- Jun 20, 2016
Ogeysiis: Waxaa la ogeysiinayaa Dhammaan dadweynaha ku nool Degmada Xudun ee ka tirsan G/Sool, in dhowaan laga furi doono xaruntii waxbarashada ee Sahalsoftware. Xafladii furitaankuna waxa ay dhici doontaa insha allaah Bacdal ...
Hargeysa: Ogeysiis Dhammaan Ardeyda iyo Ganacsatada Jecel ku nool Magaalada Hargeysa iyo Nawaaxigeeda
- May 26, 2016
Hargeysa: Ogeysiis Dhammaan Ardeyda iyo Ganacsatada Jecel ku nool Magaalada Hargeysa iyo Nawaaxigeeda ee jecel inay Bartaan Barnaamijka QuickBooks 2014 Waxaan ogeysiinaynaa in Eng Mohamed Jama Sahal ahna khabiir ku ...
Jeebkaaga inta aad ka soo saarto 4220 $ Ma ku bixin lahayd in Computer ka lagu barto ?
- Mar 13, 2016
Waxay nagu noqotay arin ugub ah oo u qaadan waa ah, kadib markii Eng Jaamac Cali Jiidaal uu noo soo gudbiyey in Jiidaal Foundation ay diyaar u yihiin Magaalada Widhwidh ay ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE