Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Test

Su’aasha 5-aad Ee Barnaamijka DACEASY HALKAN RIIX

Shift+F8 Waxaa loo isticmaalaa? Save Open Search Dhammaan Midnaba   Share This:

Qeybta Test

Su’aasha 4-aad Ee Barnaamijka DACEASY HALKAN RIIX

F8 Waxaa loo isticmaalaa? Marka wax la raadinayo Marka wax la badbaadinayo Marka meel cusub lala soo baxayo Dhammaan Midnaba   Share This:

Test Archives

Su’aasha 3-aad Ee Barnaamijka DACEASY HALKAN RIIX
- Sep 29, 2015
F5 :  Waxaa loo isticmaalaa ? Marka Wax La raadinayo Marka Wax La Badbaadinayo Marka Meel Cusub Lala Soo Baxayo Dhammaan Midnaba  
Su’aasha 2-aad Ee Barnaamijka DACEASY HALKAN RIIX
- Sep 29, 2015
Marka aan abuurayo Account cusub sida Account ah Asset, Imisa Wado ayaan ku abuuri karaa? 3 2 4 Dhammaan Midnaba  
Su’aasha 1-aad Ee Barnaamijka DACEASY HALKAN RIIX
- Sep 29, 2015
DacEasy Waa Program loogu talo galay ? In uu kaydiyo Hantiilayaashu lacagta ay leeyihiin In uu kaydiyo Asset ka ay shirkadu leedahay In uu Kaydiyo Daynta Shirkada Lagu leeyahay ama ka maqan Dhammaan Midnaba  
Publisher 2007 – Casharadiisa oo dhan Halkan Ka Baro – Macalin Mohamed Jama
- Sep 25, 2015
Halkan hoose uga baro sida ay isugu xigaan, Fadlan casharka hore adiga oo aan fahmin kan kale ha u gudbin.   Wixii Su'aal ah toos u weydii Macalinka Diyaariyey HALKAN RIIX ama ...
Power Point 2007 – Casharadiisa oo dhan Halkan Ka Baro – Macalin Mohamed Jama
- Sep 25, 2015
Halkan hoose uga baro sida ay isugu xigaan, Fadlan casharka hore adiga oo aan fahmin kan kale ha u gudbin.   Wixii Su'aal ah toos u weydii Macalinka Diyaariyey HALKAN RIIX ama ...
Access 2007 – Casharadiisa oo dhan Halkan Ka Baro – Macalin Mohamed Jama
- Sep 25, 2015
Halkan hoose uga baro sida ay isugu xigaan, Fadlan casharka hore adiga oo aan fahmin kan kale ha u gudbin.   Wixii Su'aal ah toos u weydii Macalinka Diyaariyey HALKAN RIIX ama ...

RIIX MUUQALADAN HOOSE