Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Tips And Tricks

Qaabka saxda ah ee computer-ka loo damiyo loona daaro

Daarida Computer-ka Intaada daarin computer-ka tijaabi ineey kuu joogto korontada Intaada Daarin iska hubi in computer-ka eey ku wada xiran yihiin fiilooyinka korontada siiyo (dhalada

Continue Reading »

Qeybta Tips And Tricks

Shaydaanku Cadow Ayuu Idiin Yahay Cadaawanimadiisu Ay Cadahay

Shaydaanku Cadow Ayuu Idiin Yahay Cadaawanimadiisu Ay Cadahay. Shaydaanku wuxuu qofka u istaagaa wado kasta oo uu qofku doono inuu maro isaga oo isku dayaya

Continue Reading »

Tips And Tricks Archives

Qaabkee Loo kala qeeybiyaa Hard Disk (partition)
- Aug 23, 2015
Qaabkee Loo kala qeeybiyaa Hard Disk (partition) Raac Tallaabooyinkan: Tilaabada 1aad: Computer-ka Right click kusii kadib Manage dooro Tilaabada 2aad: Waxaa kuu soo furmi doono khaanad waxaad ka doorataa Disk Management   Tilaabada 3aad: Right ...
12 qodob oo ugu waaweyn faaida ay leedahay xayaysiiska
- Aug 19, 2015
12 qodob oo ugu waaweyn faaida ay leedahay xayaysiiska 1.barayaal wax soo saarka suuqa cusub   2.in aad ku fididid suuqa   3.in uu kordho saleskaada   4.in aad kula dagaalanto shirkadaha kula tartamayo   5.kor u qaadida baceeda ...
Waxyaabaha Muhiimka ah ee Laga fiiriyo ama Lagu xusho marka la iibsanayo Computer – Laptop
- Aug 19, 2015
Ugu horayn inta aadan iibsan Computer waxaa muhiim ah in aad ogtahay ujeedada iyo hawsha aad u adeegsan doontid computerka: Ma waxaad u adeegsanaysaa in aad qoraalada caadiga ah ku ...
Side ku noqon kartaa maamule wanaagsan?
- Aug 11, 2015
In  urur kasta ama shirkad kasta waxaa lagama maarmaan ah inay leedahay maamule howsha shirkada kala wado .   Hadaba muhiimada ma ahan in maamule kaliya ee waxaa muhiim ah maamule wanaagsan ...
Ka Faa’iideyso Su’aalo Iyo Jawaabo Aqoon Kororsi Ah:
- Aug 11, 2015
Ka Faa'iideyso Su'aalo Iyo Jawaabo Aqoon Kororsi Ah: Waxaad sheegtaa magaca Malaga suurta afuufay oo kamid ah mallaigta J – Malaga suurta afuufaya waxaa la yiraahdaa Israa’fiil S – Waxaad sheegtaa geedka ka ...
Waa Maxay Saaxiib? Saaxiibka Wanaagsan Iyo Ka Xun
- Aug 9, 2015
Waa Maxay Saaxiib? Saaxibka waa qof inta badan  noloshaada ku lamaanan ,saaxibka ama saaxiibtinimadu  ma ahan mid ku xiran Da'da,midabka,qabiilka,iyo jinsiyada midna laakin waxaa muhiim ah in aad kula saaxiibto qof ...
Wax Ka Baro Shaqada Uu Qabto Maskaxda Computer-ka CPU – Central Process Unit
- Aug 9, 2015
CPU ·         CPU waa loo aqoonsanyahayinuuyahaymaskaxda computer-ka ·         CPU wuxuuqabtaadhamaanxogtaiyoshaqooyinka kale ·         Wuxuukeeydiyaa data-da wuxuunasoogudbiyanatiijada kazoo baxdosidookalewuxuukeeydiyaaamaradabarnaamijyada ·         Wuxuumaamulaadhamaanhowlahakadhaca computer-ka CPU qeeybaha uu ka koobanyahay ·         Memory ama Storage Unit ·         Control Unit ·         ALU (Arithmetic Logic Unit)
Akhriso: 9 Siyaabood Oo Aad Ku Noqon Karto Qof Aad U Wanaagsan Bulashadana Dhexedeedana Magac Ku Leh:
- Aug 8, 2015
Akhriso: 9 siyaabood oo aad ku noqon karto qof aad u wanaagsan: 1. Ma tahay qof rajeynaya is badalo Si aad u noqoto qof wanaagsan waxa ay ku xirantahay isbadalo ku yimaada ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE