Asalaamu calaykum - Duhur Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

MAANTA IYO SAHALSOFTWARE

Kooras cusub: PHP

Kooras cusub: PHP Ardayeey waxaa idiin diyaar ah Kooraskii aan idin balan qaadnay casharkiisii 1-aad ee PHP                

Continue Reading »

Qeybta MAANTA IYO SAHALSOFTWARE

Ceegaag: Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Koowaad Ugalay Bishaan Septemper – 17

#Ceegaag– Sahalsoftware International College Siciid C/xakiin Cali Bokor waa ardaygii kaalinta 1-aad u galay guud ahaan ardayda wax kabarata College ka Sahalsoftware ee Magalaada Ceegaag

Continue Reading »

MAANTA IYO SAHALSOFTWARE Archives

Yagoori: Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay Bishaan Septemper – 17
- Sep 19, 2017
#Yagoori - Sahalsoftware International College Maxamed Saleebaan Xuseen - Waa ardaygii kaalinta 1-aad u galay guud ahaan ardayda wax kabarata College ka Sahalsoftware ee Magalaada Yagoori Biloowgii bishan September 2017. Dheh " Masha ...
Xudun: Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Koowaad Ugalay Bishaan Septemper – 17
- Sep 19, 2017
#Xuddun - Sahalsoftware International College C/samad Siciid Xasan - Waa ardaygii kaalinta 1-aad u galay guud ahaan ardayda wax kabarata College ka Sahalsoftware ee Magalaada Xuddun Biloowgii bishan September 2017. Dheh " Masha ...
Widhwidh:Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Koowaad Ugalay Septemper – 17
- Sep 19, 2017
#Widhwidh - Sahalsoftware International College Maxamuud Axmed Jaamac - Waa ardaygii kaalinta 1-aad u galay guud ahaan ardayda wax kabarata College ka Sahalsoftware ee Magalaada Widhwidh Biloowgii bishan September 2017. Dheh " Masha ...
Ogaysiis Ardeeyay Sahalsoftware International Universitay Faraca Boosaaso
- Sep 15, 2017
Masha allaah ardaydii ugu horeysay ee Jaamacadda oo maanta u fadhiistay imtixaankii gelitanka Jaamacadda Caalamiga ah Sahalsoftware Faraca Magaalada Boosaaso. Guul ayaan ardayeey idiin rajeynayaa iyo inaad taariikhda ka gashaan ardayda ...
Garoowe:Sahalsoftware Waa Ardayadii Kaalinta Kowaad Ugashay Septemper – 17
- Sep 15, 2017
#Garoowe Sahalsoftware International College Faadumo Shire Cali waa ardayadii kaalinta 1-aad u gashay guud ahaan ardayda wax kabarata College ka Sahalsoftware ee Magalaada Garoowe Biloowgii bishan September 2017. Dheh " Masha allaah" Waxaan leenahay ...
Kismaayo:Sahalsoftware Waa Ardayadii Kaalinta Koowaad Ugashay septemper – 17
- Sep 14, 2017
#Kismaayo - Sahalsoftware International College Mulki C/raxmaan Mursal waa ardaygii kaalinta 1-aad u galay guud ahaan ardayda wax kabarata College ka Sahalsoftware ee Magalaada Kismaayo Biloowgii bishan September 2017. Dheh " Masha allaah" Waxaan ...
Laascaanood: Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Koowaad Ugalay septemper – 17
- Sep 14, 2017
#Laascaanood - Sahalsoftware International College C/waaxid C/xakiin Axmed waa ardaygii kaalinta 1-aad u galay guud ahaan ardayda wax kabarata College ka Sahalsoftware ee Magalaada Laascaanood Biloowgii bishan September 2017. Dheh " Masha allaah" Waxaan ...
Online: Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay Septemper – 17
- Sep 14, 2017
#Online - Sahalsoftware International College Macalin Aadan C/laahi Axmed waa ardaygii kaalinta 1-aad u galay guud ahaan ardayda wax kabarata College ka Sahalsoftware ee dhinaca Online ama Internet ka Biloowgii bishan September ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE