Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Qeybta Widhwidh

Widhwidh: Hambalyo Ardeydii Ku Guuleystay Kaalmaha Kobaad Hoos ka eeg

Widhwidh: Hambalyo waxay shirkada Sahalsoftware u Hambalyeynaysaa Dhamaan ardeydii Maalintii Shalay ku galay Imtixaankii Bilaha  ahaa ee Magaalada Widhwidh, Ardeydaas oo aan ugu hambalyeynayno Dadaalka Fara

Continue Reading »

Widhwidh Archives

Widhwidh: Daawo Sawirada Xiisadii Habeenimadii Xalay uu u galay Eng Mohamed Jama
- Mar 29, 2016
Habeenimadii Xalay waxaa xiisad aad u qiimo badan u galay Eng Mohamed Jama Sahal, Ardayda waxka barata College ka Sahalsoftware Ee Magaalada Widhwidh, Xiisadaas oo ku saabsanayd Fahamka Computerka iyo ...
Widhwidh – Daawo Xafladii Furitaanka Widhwidh iyo TV-ga Kalsan oo ka qeyb qaatay
- Mar 17, 2016
Widhwidh - Daawo Xafladii Furitaanka Widhwidh iyo TV-ga Kalsan oo ka qeyb qaatay,  Maalinimadii Jimcaha oo ku beegnayd March 11, 2016 HALKAN DAAWO  

RIIX MUUQALADAN HOOSE