Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Xafladaha Qalin Jabinta

GUDDOMIYAHA SHIRKADDA SAHALSOFTWAREAYAA BAAQ U DIRAY ARDAYDA GOBOLKA SOOL

GUDDOMIYAHA SHIRKADDA SAHALSOFTWAREAYAA BAAQ U DIRAY ARDAYDA GOBOLKA SOOL HALKAN KA DAAWO VIDEO Share This:

Qeybta Xafladaha Qalin Jabinta

Daawo Muuqaalka Xafladii Qalin Jabinta + Somali chanal oo goob Joog ka ahayd

Daawo Muuqaalka Xafladii Qalin Jabinta + Somali chanal oo goob Joog ka ahayd HALKAN KA DAAWO Share This:

Xafladaha Qalin Jabinta Archives

Daawo Sawirada Qeybtii 1-aad: Hambalyo Dufcadii 1aad Ee ka qalin Jabisa Collage ka Sahalsoftware Xaruntiisa Buuhoodle
- Nov 4, 2015
Daawo Sawirada Qeybtii 1-aad: Hambalyo Dufcadii 1aad Ee ka qalin Jabisa Collage ka Sahalsoftware Xaruntiisa Buuhoodle. Waxaan si isdaba joog ah idiin ku soo bandhigi doonnaa haddii alle idmo qaabkii ay ...

RIIX MUUQALADAN HOOSE