Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

01. Mohamed Jama

48.Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale

Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale      

Qeybta 01. Mohamed Jama

Qof caadiya ha noqon……?

Qofka caadiga ah ma taqaana? Qofka caadiga ah Waa qofka si caadiya ku dhashay, oo si caadiya u soo koray, oo waxbarasho caadiya soo bartay,

Continue Reading »

01. Mohamed Jama Archives

47. Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale
- Aug 9, 2017
Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale
46. Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale
- Aug 9, 2017
Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaalehan    
Maskaxdaada Tuuji………………….
- Aug 8, 2017
Jimicsi Time. Jawaabta degdeg ku soo qor
AFARTII WIIL EE BAXSADKA AHAA! Sheeko
- Aug 2, 2017
Kolkuu dhegawayne indhaha is geliyey, waxaa usoo baxdey isagoo dhex taagan balligii uu ku dabbaalan jirey caruur nimadiisii. Hareertiisa waxaa taagnaa aabihii Gurxan iyo abtigii Salowle. Balliga waxaa biyo ka ...
Lesson 49 – SQL LAST Functions – Part3 – MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware
- Jul 31, 2017
Lesson 49 - SQL LAST Functions - Part3 - MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware Halkaan Riix 
45: Maskaxdaada Tuuji
- Jul 30, 2017
    jawaabta daqiiqad yaysan idinku qaadan maskaxdaada tuuji Ardeeyay
Lesson 45 SQL Functions – Part3 – MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware
- Jul 26, 2017
Lesson 45 SQL Functions - Part3 - MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware Halkan riix 
Qiso cajiiba oo mudan in lagu cibro qaato……
- Jul 26, 2017
Waxaan ka imid jaamacadda African University, waa goor galab, waxaan ka soo lugeeyay jaamacadda. Kadibna waxaa soomaray jidka #Maka-Almukarama ee magaalada muqdisho. Cabaar markaan hayay ayaan is dhahay ku naso meheradaan xoogaa. Waxaa ii ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE