Asalaamu calaykum - Duhur Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Excel 2013

Baro Microsoft Excel 2013: Casharkii 24-aad

Casharkii 24-aad Casharadii Hore Ee Excel 2013 – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – –

Continue Reading »

Qeybta Excel 2013

Baro Microsoft Excel 2013: Casharkii 23-aad

Casharkii 23-aad Casharadii Hore Ee Excel 2013 – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – –

Continue Reading »

Excel 2013 Archives

Baro Microsoft Excel 2013: Casharkii 22-aad
- Dec 20, 2015
Casharkii 22-aad Casharadii Hore Ee Excel 2013 - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX   JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU ...
Baro Microsoft Excel 2013: Casharkii 21-aad
- Dec 20, 2015
Casharkii 21-aad Casharadii Hore Ee Excel 2013 - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX   JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU ...
Baro Microsoft Excel 2013: Casharkii 20-aad
- Dec 20, 2015
Casharkii 20-aad Casharadii Hore Ee Excel 2013 - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX   JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU ...
Baro Microsoft Excel 2013: Casharkii 19-aad
- Dec 20, 2015
Casharkii 19-aad Casharadii Hore Ee Excel 2013 - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX   JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU ...
Baro Microsoft Excel 2013: Casharkii 18-aad
- Dec 20, 2015
Casharkii 18-aad Casharadii Hore Ee Excel 2013 - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX   JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU ...
Baro Microsoft Excel 2013: Casharkii 17-aad
- Dec 20, 2015
Casharkii 17-aad Casharadii Hore Ee Excel 2013 - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX   JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU ...
Baro Microsoft Excel 2013: Casharkii 16-aad
- Dec 20, 2015
Casharkii 16-aad Casharadii Hore Ee Excel 2013 - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX   JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU ...
Baro Microsoft Excel 2013: Casharkii 15-aad
- Dec 18, 2015
Casharkii 15-aad Casharadii Hore Ee Excel 2013 - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX   JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE