Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Publisher 2007

Lesson 10 Summary – Microsoft Publisher 2007 – Sahalsoftware

Casharkii 10-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

Qeybta Publisher 2007

Lesson 09 Creating a design Using Publisher and PowerPoint – Microsoft 2007 – Sahalsoftware

Casharkii 9-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

Publisher 2007 Archives

Lesson 08 Inserting a Photo into a Shape Box – Microsoft Publisher 2007 – Sahalsoftware
- Apr 16, 2016
Casharkii 8-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 07 Shapes – Microsoft Publisher 2007 – Sahalsoftware
- Apr 16, 2016
Casharkii 7-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 06 Insert ClipArt and Picture – Microsoft Publisher 2007 – Sahalsoftware
- Apr 16, 2016
Casharkii 6-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 05 Creating a Publication From Scratch – Microsoft Publisher 2007 – Sahalsoftware
- Apr 16, 2016
Casharkii 5-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 04 Template P3 – Microsoft Publisher 2007 – Sahalsoftware
- Apr 16, 2016
Casharkii 4-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 03 Template P2 – Microsoft Publisher 2007 – Sahalsoftware
- Apr 16, 2016
Casharkii 3-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 02 Template P1 – Microsoft Publisher 2007 – Sahalsoftware
- Apr 16, 2016
Casharkii 2-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 01 Introduction – Microsoft Publisher 2007 – Sahalsoftware
- Apr 16, 2016
Casharkii 1-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...

RIIX MUUQALADAN HOOSE