Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

DacEasy 2011

Baro Daceasy Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 15aad Lesson 15 Summary

Casharkii 15-aad Casharadii Hore Ee DacEasy – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

Qeybta DacEasy 2011

Baro Daceasy Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 14aad Lesson 14 Reports

Casharkii 14-aad Casharadii Hore Ee DacEasy – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

DacEasy 2011 Archives

Baro Daceasy Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 13aad Lesson 13 Backup & Restore
- Apr 15, 2016
Casharkii 13-aad Casharadii Hore Ee DacEasy - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Daceasy Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 12aad Lesson 12 Pay Bills
- Apr 15, 2016
Casharkii 12-aad Casharadii Hore Ee DacEasy - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Daceasy Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 11aad Lesson 11 Vendors
- Apr 15, 2016
Casharkii 11-aad Casharadii Hore Ee DacEasy - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Daceasy Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 10aad Lesson 10 Receipt
- Apr 15, 2016
Casharkii 10-aad Casharadii Hore Ee DacEasy - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Daceasy Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 9aad Lesson 9 Customers
- Apr 15, 2016
Casharkii 9-aad Casharadii Hore Ee DacEasy - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Daceasy Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 8aad Lesson 8 Expenses
- Apr 15, 2016
Casharkii 8-aad Casharadii Hore Ee DacEasy - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Daceasy Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 7aad Lesson 7 Revenue
- Apr 15, 2016
Casharkii 7-aad Casharadii Hore Ee DacEasy - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Baro Daceasy Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 6aad Lesson 6 Investment
- Apr 15, 2016
Casharkii 6-aad Casharadii Hore Ee DacEasy - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE