Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

MySql (SQL – Database)

Lesson 19 – SQL Aliases – MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware

Lesson 19: Aliases – MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware HALKAN RIIX OO KA SOO DAAWO  

Qeybta MySql (SQL – Database)

Lesson 18 – SQL BETWEEN – MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware

Lesson 18: Between – MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware HALKAN RIIX OO KA SOO DAAWO  

MySql (SQL – Database) Archives

Lesson 17 – SQL WildCard – MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware
- Apr 20, 2017
Lesson 17: WildCard - MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware HALKAN RIIX OO KA SOO DAAWO  
Lesson 16 – SQL WildCard – MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware
- Apr 19, 2017
Lesson 16: WildCard - MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware HALKAN RIIX OO KA SOO DAAWO  
Lesson 15 – SQL LIKE – MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware
- Apr 18, 2017
Lesson 15: SQL LIKE - MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware HALKAN RIIX OO KA SOO DAAWO  
Lesson 14 – SELECT TOP – MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware
- Apr 16, 2017
Lesson 14: SELECT TOP - MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware HALKAN RIIX OO KA SOO DAAWO  
Lesson 13 – UPDATE – MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware
- Apr 13, 2017
Lesson 13: DELETE - MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware HALKAN RIIX OO KA SOO DAAWO  
Lesson 12 – UPDATE – MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware
- Mar 31, 2017
Lesson 12: UPDATE - MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware HALKAN RIIX OO KA SOO DAAWO  
Lesson 11 – ORDER BY – MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware
- Mar 20, 2017
Lesson 10: ORDER BY - MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware HALKAN RIIX OO KA SOO DAAWO  
Lesson 10 – AND & OR – MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware
- Feb 16, 2017
Lesson 10: AND & OR - MySql Basic to Advance Toturails Sahalsoftware HALKAN RIIX OO KA SOO DAAWO  

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE