Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

A. Taxane – Maskaxdaada Tuuji

48.Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale

Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale      

Qeybta A. Taxane – Maskaxdaada Tuuji

47. Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale

Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale

A. Taxane – Maskaxdaada Tuuji Archives

46. Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale
- Aug 9, 2017
Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaalehan    
Maskaxdaada Tuuji………………….
- Aug 8, 2017
Jimicsi Time. Jawaabta degdeg ku soo qor
45: Maskaxdaada Tuuji
- Jul 30, 2017
    jawaabta daqiiqad yaysan idinku qaadan maskaxdaada tuuji Ardeeyay
44.Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale
- Jul 25, 2017
44 – Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaalehan – Xisaabtii hore waan saxnay – Fadlan ha ilaawin inaad Share la wadaagtid Asxaabtaada, sidoo kalana inaad isku daydid inaad ...
43.Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale
- Jul 25, 2017
43– Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaalehan – Xisaabtii hore waan saxnay –. Fadlan ha ilaawin inaad Share la wadaagtid Asxaabtaada, sidoo kalana inaad isku daydid inaad Jawaabta ...
42.Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale
- Jul 8, 2017
42 -Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaalehan Mahad celin asxaabta Asxaabta Jawaabta isku dayeysa iyo Asxaabta kale ee ii soo direysa xisaabaadka noocan ah. Fadlan ha ilaawin inaad ...
41.Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale
- Jul 7, 2017
41– Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaalehan – Xisaabtii hore waan saxnay –   Mahad celin asxaabta Asxaabta Jawaabta isku dayeysa iyo Asxaabta kale ee ii soo direysa xisaabaadka ...
40.Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaale
- Jul 1, 2017
40 - Maskaxdaada Tuuji, isku day inaad jawaabta soo saartid – Hal-Xidhaalehan – Xisaabtii hore waan saxnay –   Mahad celin asxaabta Asxaabta Jawaabta isku dayeysa iyo Asxaabta kale ee ii soo direysa ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE