Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

A. Arimaha Bulshada

Qof caadiya ha noqon……?

Qofka caadiga ah ma taqaana? Qofka caadiga ah Waa qofka si caadiya ku dhashay, oo si caadiya u soo koray, oo waxbarasho caadiya soo bartay,

Continue Reading »

Qeybta A. Arimaha Bulshada

AFARTII WIIL EE BAXSADKA AHAA! Sheeko

Kolkuu dhegawayne indhaha is geliyey, waxaa usoo baxdey isagoo dhex taagan balligii uu ku dabbaalan jirey caruur nimadiisii. Hareertiisa waxaa taagnaa aabihii Gurxan iyo abtigii

Continue Reading »

A. Arimaha Bulshada Archives

Qiso cajiiba oo mudan in lagu cibro qaato……
- Jul 26, 2017
Waxaan ka imid jaamacadda African University, waa goor galab, waxaan ka soo lugeeyay jaamacadda. Kadibna waxaa soomaray jidka #Maka-Almukarama ee magaalada muqdisho. Cabaar markaan hayay ayaan is dhahay ku naso meheradaan xoogaa. Waxaa ii ...
KAMA EYSAN QUUSAN JACEYLKEEDA.
- Jul 18, 2017
Maalin Qurux badan bey aheyd Abuul Caas isagoo Faraxsan ayuu u yimi Rasuulka CSW , waa inta uusan Waxyigu ku bilaaban Rasuulka, isla markaasna weli uusan Nebi noqon, dabadeedna wuxuu ...
Boqoroow, Dameerku Maskax Ma Lahayn (Akhri “Sheekadan waxyar oo waxa aad ka fahantay hoos ku soo qor
- Jul 16, 2017
Boqoroow, Dameerku Maskax Ma Lahayn (Akhri "Sheekadan waxyar oo waxa aad ka fahantay hoos ku soo qor") ```````````````````````````````````````````````````````````````````````````` Beri hore waxaa saaxiib ahaa libaax iyo dawaco. Waxay ku noolaayeen kayn aad iyo ...
Waa Qiso Cajiiba : Fadliga Wayn Ee Sadaqadu Leedahay_
- Jun 3, 2017
QISO YAR OO CAJIIB AH.Gabar ayaa waxay ku Riyootay Nin ay Qaraabo yihiin oo Abeeso Cuntay, Aroortii ayay Gurigiisa Tagtay weyna u Sheegtay. Ninkii wuu Naxay wuxuuna yiri:- Neef ayaan ...
Wanaaga Ha yareesan Inta U Doono Ha Ahaade….?
- Apr 18, 2017
Wanaagga Ha Yaraysan........................................Gabadh yar oo waddada ku iibinaysa masaro(maryo yar yar oo qoyaanka layskaga tirtiro) ayaa waxa ay aragtay qof dumar ah oo meel fadhida oo ooyeysa(booyeysa) way ku soo ...
Dhiri Gali Naftaada oo dib u Eeg Guulahaagi hore ….?
- Apr 18, 2017
Dhiri gali naftaada oo dib u eeg guushaadi hore iyo miro dhalkeda Mararka qaar waxaa dhacda in aad hawl adag ama shaqo aad qabanayso kadib wakhtigaga iyo juhdigaga aad ku bixiinayso ...
Waa Qiso Aad U Murugo Badan Xanta Iyo Dhibka Eyleedahay>
- Apr 15, 2017
zubhan Allah walaal ila akhrista qisadan Qiso ku cibro qaadasho mudan bal ila aqrista asxaabey. Haweeney meeydadka dhaqdo ayaa loo keenay meyd dumar  ah si ay u dhaqdo màrkaas ayeey bilowday in ...
Waa Arday kamid Ah ardayda Online Ee Ku Xiran Sahalsofware : Tix Gabay ah
- Apr 7, 2017
xuseen maxamuud waa arday kamid ah ardayda ku taxan casharada ka baxa shirkada sahalsoftware gaar ahaan websetka sahalsoftware iyo youtube sahalsoftware company isaga oo ka sheekaynaaya wuxuu yiri; hadalkaan gaaban iyo ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE