Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Access 2013

Ma ogtahay ? Access 2013 – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose

Ma ogtahay ?  Access 2013 – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose kuugu diyaarsan yihiin waxayna ka kooban yihiin 17 Cashar. Waxaadna

Continue Reading »

Qeybta Access 2013

Lesson 13 – Test 2 – Microsoft Office Access 2013 – Sahalsoftware – Afsoomaali

Casharkii 12aad ee Access 2013– Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO Share This:

Access 2013 Archives

Lesson 17 Summary Microsoft Office Access 2013 Sahalsoftware Afsoomaali
- Jan 16, 2016
Casharkii 17-aad Casharadii Hore Ee Access 2013 – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — >   HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, SI LAGUUG ...
Lesson 16 – Reports – Microsoft Office Access 2013 – Sahalsoftware – Afsoomaali
- Jan 16, 2016
Casharkii 16-aad Casharadii Hore Ee Access 2013 – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — >   HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, SI LAGUUG ...
Lesson 15 – Query – Microsoft Office Access 2013 – Sahalsoftware – Afsoomaali
- Jan 16, 2016
Casharkii 15-aad Casharadii Hore Ee Access 2013 – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – – HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Lesson 14 – Forms – Microsoft Office Access 2013 – Sahalsoftware – Afsoomaali
- Jan 16, 2016
Casharkii 14-aad Casharadii Hore Ee Access 2013 – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – – HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Lesson 12 – Adding and Editing Data – Microsoft Office Access 2013 – Sahalsoftware – Afsoomaali
- Jul 14, 2015
Casharkii 12aad ee Access 2013– Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO  
Lesson 11 – Understanding Relationship – Microsoft Office Access 2013 – Sahalsoftware – Afsoomaali
- Jul 14, 2015
Casharkii 11aad ee Access2013 – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO  
Lesson 10 Building Table RelationShip Microsoft Office Access 2013 Sahalsoftware Afsoomaali
- Jul 14, 2015
Casharkii 10aad ee Access 2013 – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO
Lesson 09 – Field Properties – Microsoft Office Access 2013 – Sahalsoftware – Afsoomaali
- Jul 14, 2015
Casharkii 9aad ee Access 2013 – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO  

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE