Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

A. Taxane – Barashada Computer

Waa maxay Teknolojiyada Mustaqbalka dhow Qaybtii Labaad?

Baahidaa tirada badan ayaa waxa ay dhalisay in loo baahdo dad aqoon u leh in ay yeeshaan hal abuul balaaran oo hindisa sameynta softwarada mobile

Continue Reading »

Qeybta A. Taxane – Barashada Computer

Waa maxay Teknolojiyada Mustaqbalka dhow?

Noocyo badan ayaa jira hase yeeshee, waxa aanu diirada saaraynaa maanta waa Mobile Application. Mobile Application waa software uu ku shaqeeyo mobile phoneska, kuwaasi oo ay

Continue Reading »

A. Taxane – Barashada Computer Archives

Shirkadda Google oo ka Hir-gelinaysa Hindiya Internet lacag la’aan ah Weliba kasii xawaare badan kuwa kale
- Mar 28, 2017
Shirkadda GOOGLE, ayaa Mashruuc Internet oo lacag la'aan ah ka Hir-galinaysa laga Dalka Hindiya si ay u hesho dad badan oo isticmaala adeegeeyada shirkaddan. Adeegan Internet oo lagu Magacaabo Google ...
Maxaad ka Taqaanaa Ama Ka Ogtahay maskaxda kombiyuutarka ( CBU )
- Mar 26, 2017
3. Maskaxda kombiyuutarka ( CPU ) Waa qaybta ugu muhiimsan kombiyuutarka waxaana lagu tiriyaa inay tahay maskaxda kombiyuutarka , waxayna qabataa maamulista dhamaan shaqooyinka kumbiyuutarka sidoo kale waxay dowr wayn kaqaataa ...
Bal Aynu wada dhugano qalabka uu kasmaysan yahay ( hardware )
- Mar 26, 2017
qalabka uu kasmaysan yahay  ( hardware ) waa biro iyo fiilooyin oo uu dareemo kompiyuutarku waxayna uqaybsamaan shan qaybood oo waawayn . kuwa kombiyuutarka wax galiya ( input unit ) waxaana loo ...
Maxad Ka taqaanaa adeegsiga loo adeegsado kumbiyuutarka?
- Mar 26, 2017
adeegyada loo adeegsado kumbiyuutarka waxaa kamid ah waxyaalaha loo adeegsan karo waxbarashada xisaabaadka arimaha dowlada caafimaadka sayniska saxaafada warshadaha socdaalka muxuu ka kooban yahay kombiyuutarku kombiyuutarku waxa uu ka kooban yahay labo qaybood ...
kuwa laxambaaro ( laptop computers )
- Mar 26, 2017
kuwa laxambaaro ( laptop computers ) inta badan waxaa loo adeegsadaa shaqooyinka gaarka ah ama kuwa ubaahan socdaal oo uusan qofku hal meel fadhinayn waxayna caan kuyihiin mugooda oo yar ...
Qaybaha uu computerku uqaybsamo ( categories of computer )
- Mar 26, 2017
Qaybaha uu computerku uqaybsamo ( categories of computer ) Computerka waxaa loo qaybiyaa dhowr qaybood iyadoo laga eegayo dhowr meelood , waxaana kamid ah qaybihiisa kuwaan soo socda, Kombiyuutar xafiiseed ...
Maxaad ka Taqaanaa Computerka?
- Mar 26, 2017
Waa maxay kumbiyuutar Kumbiyuutarku waa  “ aalaad ka kooban shayo isku xiran oo looyaqaan “ hardware “ kuwaaso lagu maamulo barnaamijyo looyaaqaan “ software “ Sidoo kale waxaa ladhihi karaa waa ...
How to see who viewed your facebook profile the most
- Mar 19, 2017
casharkan waxad ku baran doonyaa qaabka loo ogaado qofka ugu badan ee soo booqda facebookgaaga Halkan daawo 

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE