Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

A. Computer Concepts

Concepts May 27 2017 Network, Server Team, Cable Team and Network Team Sahalsoftware

Concepts May 27 2017 Network, Server Team, Cable Team and Network Team Sahalsoftware HALKAN KA DAAWO

Qeybta A. Computer Concepts

Concepts April 27 2017 Network, LAN, WAN iyo Liiskan Xagee kaga jirtaa Sahalsoftware

Concepts April 27 2017 Network, LAN, WAN iyo Liiskan Xagee kaga jirtaa Sahalsoftware HALKAN KA DAAWO RIIX

A. Computer Concepts Archives

Concepts – TeamViewer sidee qof aan kula joogin u caawin kartaa – Sahalsoftware
- Apr 19, 2017
Concepts - TeamViewer sidee qof aan kula joogin u caawin kartaa - Sahalsoftware   HALKAN KA BARO
Concept 27: Sidee ku heli karaa MAC ADDRESS kayga iyo Hambalyo Sahalsoftware
- Mar 27, 2017
Sidee ku heli karaa MAC ADDRESS kayga iyo Hambalyo aan hawada u marinayno Ardaydii Kaalmaha koobaad galay Bishii March 01 - 2017 HALKAN HOOSE KA DAAWO - RIIX Halkan - 
How To Convert Files And Zip- Sahalsoftware
- Sep 6, 2016
Sidee Faylaashaada Ugu Bedelaysaa Zip
Sidee loo joojiyaa Google Adsense Account, Raac Talaabooyinkan
- May 29, 2016
Sidee loo joojiyaa Google Adsense Account, Raac Talaabooyinkan HALKAN KA DAAWO  
Computer Concepts: Fahamka Kumbuyuutarka
- Nov 12, 2015
Halkan hoose uga baro Casharo Muhiimad Gaar leh, oo kor u qaadaya Aqoontaada iyo Fahamkaaga Computerka una badan waxyaabaha maanta la isticmaalo iyo taariikhda computerka.   Wixii Su'aal ah ama talo iyo ...
Daawo: Sidee u soo saari karaa Ardaygii Baasay ama Dhacay – Sahalsoftware
- Oct 25, 2015
Baro, Sidee u soo saari karaa Ardaygii Baasay ama Dhacay - Sahalsoftware HALKAN KA DAAWO
Casharkan aad buu kuu anfacayaa haddii aad leedahay Youtube Chanel. Hadii kale Faham Guud ka qaado sida uu u shaqeeyo Playlist oo faa’iido badan leh:
- Oct 15, 2015
Casharkan aad buu kuu anfacayaa haddii aad leedahay Youtube Chanel. Hadii kale Faham Guud ka qaado sida uu u shaqeeyo Playlist oo faa'iido badan leh: HALKAN KA BARO OO DAAWO CASHARKAN   CASHARO ...
Sidee uga faa’iideysan kartaa Shabakada Sendspace, iyo qaababka aad file ugu diri kartid …
- Sep 18, 2015
Sidee uga faa'iideysan kartaa Shabakada Sendspace, iyo qaababka aad file ugu diri kartid qof meel kale jooga adiga oo isticmaalaya Sendspace: HALKAN RIIX  

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE