Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Hardware – Practical

Casharkii 9-aad Gunaanadkii – Concept of Software – Sahalsoftware – Afsomali ku baro

Casharkii 9-aad Gunaanadkii – Concept of Software – Sahalsoftware – Afsomali ku baro CASHARKII 9AAD

Qeybta Hardware – Practical

Casharkii 8-aad Barnaamij-yada ay dadku isticmaalaan – Concept of Software – Sahalsoftware

Casharkii 8-aad Barnaamij-yada ay dadku isticmaalaan РConcept of Software РSahalsoftware  CASHARKII 8AAD

Hardware – Practical Archives

Casharkii 7-aad Cajiladaha Motherboard-ka – Concept of Software – Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- Mar 3, 2016
Casharkii 7-aad Cajiladaha Motherboard-ka - Concept of Software - Sahalsoftware - Afsomali ku baro CASHARKII 7AAD        
Casharkii 6-aad – OS Loogu talo galay Mobile-lada – Concept of Software – Sahalsoftware – Afsomali
- Mar 2, 2016
Casharkii 6-aad - OS Loogu talo galay Mobile-lada - Concept of Software - Sahalsoftware - Afsomali CASHARKII 6AAD
Casharkii 5-aad Shirkadaha Sameeya OS -yada – Concept of Software – Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- Mar 1, 2016
Casharkii 5-aad Shirkadaha Sameeya OS -yada - Concept of Software - Sahalsoftware - Afsomali ku baro CASHARKII 5AAD
Casharkii 4-aad Waa maxay Operating System – Concept of Software – Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- Feb 29, 2016
Casharkii 4-aad Waa maxay Operating System - Concept of Software - Sahalsoftware - Afsomali ku baro CASHARKII 4AAD
Casharkii 3-aad Barashada BIOS -ka – Concept of Software – Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- Feb 28, 2016
Casharkii 3-aad Barashada BIOS -ka - Concept of Software - Sahalsoftware - Afsomali ku baro CASHARKII 3AAD
Casharkii 2-aad Noocyada System Software -ka – Concept of Software – Sahalsoftware – Afsomali
- Feb 27, 2016
Casharkii 2-aad Noocyada System Software -ka - Concept of Software - Sahalsoftware - Afsomali CASHARKII 2AAD
Casharkii 1-aad Horudhac – Concept of Software – Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- Feb 26, 2016
Casharkii 1-aad Horudhac - Concept of Software - Sahalsoftware - Afsomali ku baro CASHARKII 1AAD

RIIX MUUQALADAN HOOSE