Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

A. Ma Ogtahay – Casharadan

Ma ogtahay ? Hardware – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose

Ma ogtahay ?  Hardware – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose kuugu diyaarsan yihiin waxayna ka kooban yihiin 25 Cashar. Waxaadna ku

Continue Reading »

Qeybta A. Ma Ogtahay – Casharadan

Ma ogtahay ? Social Network – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose

Ma ogtahay ?  Social Network – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose kuugu diyaarsan yihiin waxayna ka kooban yihiin 14 Cashar. Waxaadna

Continue Reading »

A. Ma Ogtahay – Casharadan Archives

Ma ogtahay ? Power Point 2013 – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose
- Apr 5, 2017
Ma ogtahay ?  Power Point 2013 - Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose kuugu diyaarsan yihiin waxayna ka kooban yihiin 10 Cashar. Waxaadna ku baran doontaa sida ...
Ma ogtahay ? Access 2013 – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose
- Mar 31, 2017
Ma ogtahay ?  Access 2013 - Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose kuugu diyaarsan yihiin waxayna ka kooban yihiin 17 Cashar. Waxaadna ku baran doontaa sida Computerka ...
Ma ogtahay ? Excel 2013 – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose
- Mar 30, 2017
Ma ogtahay ?  Excel 2013 - Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose kuugu diyaarsan yihiin waxayna ka kooban yihiin 24 Cashar. Waxaadna ku baran doontaa sida Computerka ...
Ma ogtahay ? Word 2013 – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose
- Mar 26, 2017
Ma ogtahay ? Course 02. Word 2013 - Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose kuugu diyaarsan yihiin waxayna ka kooban yihiin 21 Cashar. Waxaadna ku baran doontaa ...
Ma ogtahay ? Windows 8 – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose
- Mar 26, 2017
Ma ogtahay ? Course 01. Windows 8 - Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose kuugu diyaarsan yihiin waxayna ka kooban yihiin 21 Cashar. Waxaadna ku baran ...

RIIX MUUQALADAN HOOSE