Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Power Point 2013

Lesson 10 Summary – Power Point 2013 – Sahalsoftware – Afsoomaali ku baro

Casharkii 10 aad ee Power Point 2013  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO                      

Continue Reading »

Qeybta Power Point 2013

Lesson 09 Animating Text and Objects – Power Point 2013 – Sahalsoftware – Afsoomaali ku baro

Casharkii 9aad ee Power Point 2013  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO

Power Point 2013 Archives

Lesson 08 Shapes and WordArt – Power Point 2013 – Sahalsoftware – Afsoomaali ku baro
- Jul 15, 2015
Casharkii 8aad ee Power Point 2013  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO
Lesson 07 Managing Slides – Power Point 2013 – Sahalsoftware – Afsoomaali ku baro
- Jul 15, 2015
Casharkii 7aad ee Power Point 2013  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO
Casharkii 6aad ee Power Point 2013 – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO
- Jul 15, 2015
Casharkii 6aad ee Power Point 2013  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO
Lesson 05 Themes – Power Point 2013 – Sahalsoftware – Afsoomaali ku baro
- Jul 15, 2015
Casharkii 5aad ee Power Point 2013  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO
Lesson 04 – Slide Basics – Power Point 2013 – Sahalsoftware – Afsoomaali ku baro
- Jul 15, 2015
  Casharkii 4aad ee Power Point 2013  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO
Lesson 03 Save and Save as – Power Point 2013 – – Sahalsoftware – Afsoomaali ku baro
- Jul 15, 2015
Lesson 03 Save and Save as - Power Point 2013 - - Sahalsoftware - Afsoomaali ku baro  CASHARKII 3AAD  
Lesson 02 Create and Opening Presentations – Power Point 2013 – Afsomali ku baro
- Jul 15, 2015
Lesson 02 Create and Opening Presentations - Power Point 2013 - Afsomali ku baro  CASHARKII 2AAD
Lesson 01 Introduction – MS Power Point 2013 – Sahalsoftware – AFsomali ku baro
- Jul 15, 2015
Lesson 01 Introduction - MS Power Point 2013 - Sahalsoftware - AFsomali ku baro  CASHARKII 1AAD

RIIX MUUQALADAN HOOSE