Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

QuickBooks 2007

Lesson 19 Summary – Quickbook 2007 – Sahalsoftware

Lesson 19 Summary – Quickbook 2007 – Sahalsoftware CASHARKII 19AAD

Qeybta QuickBooks 2007

Lesson 18 Reports and Backup Part3 – Quickbook 2007 – Sahalsoftware

Lesson 18 Reports and Backup Part3 – Quickbook 2007 – Sahalsoftware CASHARKII 18AAD

QuickBooks 2007 Archives

Lesson 17 Reports and Backup Part2 – Quickbook 2007 – Sahalsoftware
- Aug 8, 2015
Lesson 17 Reports and Backup Part2 - Quickbook 2007 - Sahalsoftware CASHARKII 17AAD
Lesson 16 Reports and Backup Part1 – Quickbook 2007 – Sahalsoftware
- Aug 8, 2015
Lesson 16 Reports and Backup Part1 - Quickbook 2007 - Sahalsoftware CASHARKII 16AAD
Lesson 15 Real Activity Part8 – Quickbook 2007 – Sahalsoftware
- Aug 8, 2015
Lesson 15 Real Activity Part8 - Quickbook 2007 - Sahalsoftware CASHARKII 15AAD
Lesson 14 Real Activity Part7 – Quickbook 2007 – Sahalsoftware
- Aug 8, 2015
Lesson 14 Real Activity Part7 - Quickbook 2007 - Sahalsoftware CASHARKII 14AAD
Lesson 13 Real Activity Part6 – Quickbook 2007 – Sahalsoftware
- Aug 8, 2015
Casharkani waa casharkii 13aad ee QUICBOOK 2007  ku baro afsooomaali Halkan riix si aad uga  ubarto  
Lesson 12 Real Activity Part5 – Quickbook 2007 – Sahalsoftware
- Aug 8, 2015
Casharkani waa casharkii 12aad ee QUICBOOK 2007  ku baro afsooomaali Halkan riix si aad uga  ubarto  
Lesson 11 Real Activity Part4 – Quickbook 2007 – Sahalsoftware
- Aug 8, 2015
Casharkani waa casharkii 11aad ee QUICBOOK 2007  ku baro afsooomaali Halkan riix si aad uga  ubarto
Lesson 10 Real Activity Part3 – Quickbook 2007 – Sahalsoftware
- Aug 8, 2015
Casharkani waa casharkii 10aad ee QUICBOOK 2007  ku baro afsooomaali Halkan riix si aad uga  ubarto  

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE