Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

QuickBooks 2014

Lesson 24 – QuickBooks – Cashar Service ku saabsan 3-aad – Sahalsoftware

Lesson 24 – QuickBooks – Cashar Service ku saabsan 2aad – Sahalsoftware HALKAN KA BARO RIIX  

Qeybta QuickBooks 2014

Lesson 22 – QuickBooks – Cashar Service ku saabsan 2aad – Sahalsoftware

Lesson 22 – QuickBooks – Cashar Service ku saabsan 2aad – Sahalsoftware HALKAN KA BARO RIIX  

QuickBooks 2014 Archives

Lesson 21 – QuickBooks – Cashar Service ku saabsan 1 aad – Sahalsoftware
- Apr 3, 2017
Lesson 21 - QuickBooks - Cashar Service ku saabsan 1 aad - Sahalsoftware HALKAN KA BARO RIIX  
Lesson 20 – QuickBooks – Baro Sida Xisaabta loo xidho – Sahalsoftware
- Feb 18, 2017
Lesson 20 - QuickBooks - Baro Sida Xisaabta loo xidho - Sahalsoftware HALKAN KA BARO  
Lesson 19 QuickBooks – Sidee Kharashaka u bixin kartaa – Sahalsoftware
- Jan 23, 2017
Lesson 19 QuickBooks - Sidee Kharashaka u bixin kartaa - Sahalsoftware HALKAN KA SOO DAAWO
Lesson 18 QuickBooks Sidee Cash wax ugu iibsan karaa – Sahalsoftware
- Jan 21, 2017
Lesson 18 QuickBooks Sidee Cash wax ugu iibsan karaa - Sahalsoftware HALKAN KA SOO DAAWO
QuickBooks Casharkii 16 aad – Barnaamijka Technology yada SomaliNews iyo Sahalsoftware
- Aug 16, 2016
CASHARKII 16AAD Casharadii Hore Ee Barnaamijkan - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
QuickBooks Casharkii 15 aad – Barnaamijka Technology yada SomaliNews iyo Sahalsoftware
- May 7, 2016
CASHARKII 15AAD   Casharadii Hore Ee Barnaamijkan - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Barnaamijka Technology yada SomaliNews iyo Sahalsoftware QuickBooks Casharkii 14 aad
- Apr 14, 2016
CASHARKII 14AAD   Casharadii Hore Ee Barnaamijkan - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Barnaamijka Technology yada SomaliNews iyo Sahalsoftware QuickBooks Casharkii 13 aad
- Mar 31, 2016
CASHARKII 13AAD   Casharadii Hore Ee Barnaamijkan - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE