Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Hardware – Social Network

Lesson 09 Hardware Needed – Social Network Afsomali – Sahalsoftware

  Lesson 09 Hardware Needed – Social Network Afsomali – Sahalsoftware CASHARKII 9AD    

Qeybta Hardware – Social Network

Lesson 08 Choosing Internet service ISP – Social Network Afsomali – Sahalsoftware

  Lesson 08 Choosing Internet service ISP – Social Network Afsomali – Sahalsoftware CASHARKII 8AAD    

Hardware – Social Network Archives

Lesson 07 Connecting to the Internet – Social Network Afsomali – Sahalsoftware
- Mar 5, 2016
  Lesson 06 How to Use Internet - Social Network Afsomali - Sahalsoftware CASHARKII 7AAD    
Lesson 06 How to Use Internet – Social Network Afsomali – Sahalsoftware
- Mar 5, 2016
  Lesson 06 How to Use Internet - Social Network Afsomali - Sahalsoftware CASHARKII 6AAD    
Lesson 05 URL – Social Network Afsomali – Sahalsoftware
- Mar 5, 2016
  Lesson 05 URL - Social Network Afsomali - Sahalsoftware CASHARKII 5AAD    
Lesson 04 World Wide Web – Social Network Afsomali – Sahalsoftware
- Mar 5, 2016
  Lesson 04 World Wide Web - Social Network Afsomali - Sahalsoftware CASHARKII 4AAD    
Lesson 03 Server and Clients – Social Network Afsomali – Sahalsoftware
- Mar 5, 2016
  Lesson 03 Server and Clients - Social Network Afsomali - Sahalsoftware CASHARKII 3AAD    
Casharkii 2aad ee Social Network – Afsoomaali ku baro
- Oct 16, 2015
Casharkii 2aad ee Social Network - Afsoomaali ku baro HALKAN KA DAAWO CASHARKAN  
Casharkii 1aad ee Social Network – Afsoomaali ku baro
- Aug 31, 2015
Casharkii 1aad ee Social Network - Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO   Wixii Su'aal ah noogu soo dir support@sahalsoftware.com

RIIX MUUQALADAN HOOSE