Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Windows 8

Ma ogtahay ? Windows 8 – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose

Ma ogtahay ? Course 01. Windows 8 – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose kuugu diyaarsan yihiin waxayna ka kooban yihiin

Continue Reading »

Qeybta Windows 8

Lesson 03 Getting Started Windows 8 – Sahalsoftware

Casharkii 03-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

Windows 8 Archives

Lesson 02 Exploring Windows 8 – Sahalsoftware
- Feb 18, 2016
Casharkii 02-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 01 What is Windows 8 – Sahalsoftware
- Feb 18, 2016
Casharkii 1-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 05 Customizing Your Start Screen Apps – Windows 8 – Sahalsoftware
- Jan 15, 2016
Casharkii 5-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – – HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Daawo Casharkii 20-aad ee Windows8 (Barnaamijka Computer ku soo kaco) – Afsoomaali ku baro
- Sep 14, 2015
Barnaamijka Dhaqaalaha ama Ganacsiga ee caanka ah, Casharkiisii 19-aad ee QuickBooks - Afsoomaali ku baro. Si aad uga mid noqotid Ardayda una heshid mar walba casharadii ugu danbeeyey waa inaad Subscriber ku dhufataa ...
Lesson 21 Summary – Windows 8 -Sahalsoftware
- Jul 22, 2015
Casharkii 21aad ee Windows 8  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX SI AAD UBARATO  - Halkan riix si aad ubarato casharada windows 8 ka oo dhan
Lesson 19 WordPad – Windows 8 – Sahalsoftware
- Jul 22, 2015
Casharkii 19aad ee Windows 8  – Afsoomaali ku baro Halkan riix si aad ubarato Halkan riix si aad ubarato casharada windows 8 ka oo dhan 
Lesson 18 Notepad – Windows 8 – Sahalsoftware
- Jul 22, 2015
Casharkii 18aad ee Windows 8  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX SI AAD UBARATO Halkan riix si aad ubarato casharada windows 8 ka oo dhan 
Lesson 02 Getting Started Windows 8 – Sahalsoftware
- Jul 22, 2015
Casharkii 2-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE