Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Word 2007

baro adoo gurigaaga dhex joogaWord 2007Lesson 20 Print, Quik Print And Print preview

Casharkii 20aad Casharadii Hore Ee Computer:ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

Qeybta Word 2007

baro adoo gurigaaga dhex joogaWord 2007 Lesson19 Drop cap And Page color

Casharkii 19aad Casharadii Hore Ee Computer:ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

Word 2007 Archives

baro adoo gurigaaga dhex joogaWord 2007 Lesson18. – Page Setup.
- Mar 27, 2016
Casharkii 18aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
baro adoo gurigaaga dhex jooga Word 2007 Lesson 17 ( Header,Footer anad Page Number )
- Mar 27, 2016
Casharkii 17aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
baro adoo gurigaaga dhex jooga casharka Microsoft Word 2007 Lesson 16 Symbols
- Mar 27, 2016
Casharkii 16aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
baro adoo gurigaaga dhex jooga casharka Word 2007 Lesson 15 ClipArt
- Mar 27, 2016
Casharkii 15-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Microsoft Word 2007 Lesson 14 Table
- Mar 27, 2016
Casharkii 14-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 13 Chart – Microsoft Word – Sahalsoftware
- Mar 27, 2016
Lesson 13 Chart - Microsoft Word - Sahalsoftware CASHARKII 13AAD
Lesson 12 Smartart And shapes – Microsoft Word – Sahalsoftware
- Mar 27, 2016
Lesson 12 Smartart And shapes - Microsoft Word - Sahalsoftware CASHARKII 12AAD
Lesson 11 Cover Page – Microsoft Word – Sahalsoftware
- Mar 27, 2016
Lesson 11 Cover Page - Microsoft Word - Sahalsoftware CASHARKII 11AAD

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE