Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Word 2013

Ma ogtahay ? Word 2013 – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose

Ma ogtahay ? Course 02. Word 2013 – Casharadiisii oo dhan iyaga oo Muuqaal ah inay Halkan Hoose kuugu diyaarsan yihiin waxayna ka kooban yihiin 21

Continue Reading »

Qeybta Word 2013

Lesson 21 Summary – Word 2013 – Sahalsoftware – afsoomaali

Casharkii 21-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

Word 2013 Archives

Lesson 20 Table – Word 2013 – Sahalsoftware – afsoomaali
- Feb 18, 2016
Casharkii 20-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 19 Shapes – Word 2013 – Sahalsoftware
- Feb 18, 2016
Casharkii 19-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 18 Formatting Pictures – Word 2013 – Sahalsoftware
- Feb 18, 2016
Casharkii 18-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 17 Insert Pictures – Word 2013 – Sahalsoftware
- Feb 18, 2016
Casharkii 17-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 16 Header, Footer and Page Numbers – Word 2013 – Sahalsoftware
- Feb 18, 2016
Casharkii 16-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 15 Columns – Word 2013 – Sahalsoftware
- Feb 18, 2016
Casharkii 15-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 14 Hyperlinks – Word 2013 – Sahalsoftware
- Feb 18, 2016
Casharkii 14-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...
Lesson 13 Indent and Tabs – Word 2013 – Sahalsoftware
- Feb 18, 2016
Casharkii 13-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE