Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Xisaabta Biloow

Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 47aad Fraction Jajab 1

Casharkii 47-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – –

Continue Reading »

Qeybta Xisaabta Biloow

Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga: Casharkii 46aad Mixed Operations 17

Casharkii 46-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – –

Continue Reading »

Xisaabta Biloow Archives

Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga: Casharkii 45aad Mixed Operations 16)
- Dec 27, 2015
Casharkii 45-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga: Casharkii 44-aad (Division 15)
- Dec 20, 2015
Casharkii 44-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga: Casharkii 43-aad (Division 14)
- Dec 13, 2015
Casharkii 43-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga: Casharkii 42-aad (Division 13)
- Dec 6, 2015
Casharkii 42-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga: Casharkii 41-aad (Division 12)
- Dec 1, 2015
Casharkii 41-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga: Casharkii 40-aad (Division 11)
- Nov 29, 2015
Casharkii 40-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga: Casharkii 39-aad (Division 10)
- Nov 23, 2015
Casharkii 39-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...
Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga: Casharkii 38-aad (Division 9)
- Nov 21, 2015
Casharkii 38-aad Casharadii Hore Ee Xisaabta - - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE