Manhaj ka Sahalsoftware iyo sida ay isugu xigaan Barnaamij-yadu Halkan ka baro
OGEYSIIS
Bishaaro: – Shuruudaha Ardayga Raba inuu Online (Internet) Wax ku barto:
- Waa inuu haystaa Computer (uu u yaalaa goobta shaqada ama xaafadiisa).
- Waa inuu haystaa Internet.
- Waa inuu Magaciisa oo saddexan, ku soo diraa cinwaankan Support@sahalsoftware.com , si bilkasta laguugu soo diro Kooraska ku haboon halka ay aqoontaadu marayso.
- Waa inuu Bilkasta bixiyaa 15 doolar kuna diraa ZAAD Marchent: 421880 ama soo dhigaa AMAL Bank Akoonka Nambarkiisu yahay: 1011696150
- Waa inuu diyaar u yahay Bilkasta 1 deeda inuu imtixaan galo, lagu qiimeynayo waxa uu bartay bishaas.
- Waa inuu diyaar u yahay inuu la tartamo ardayda Xarumaha sida joogtada ah wax uga barta.
Fiiro Gaar ah:
- Ardayga Online ka wax ku baranayaa wuxuu heleyaa oo Email kiisa loogu soo dirayaa Buugaagta Casharada iyo casharadii oo ah maqal iyo muuqaal (Videos). iyaga oo ah i tus oo i taabsii hadba kooraska uu marayo insha allaah.
- Ardayga Online ka wax ku baranayaa ee is diwaan geliyaa, wuxuu heleyaa Barnaamij-yada IT-ga (Computer Science) oo dhammaan Koorsooyinka lagu dhigto Jaamacadaha.
- Ardaygii la hubiyo imtixaankiisa inuu si sax ah u galay natiijo fiicana haystaa, wuxuu heleyaa Shahaadada ku haboon isaga oo soo dirsanaya Sawirkiisa kurka ah, lana xidhiidhaya Cinwaanka Shirkada.
- Ardaygii Online ka wax ku bartaa wuxuu caawimo ka heli karaa Xarunta Sahalsoftware ee ugu dhow, isaga oo heli kara dhammaan Koorsooyinka Website ka ku jira iyaga oo toos uu uga dhigan karato.
Wixii intaas dheer waxaad la xidhiidhi kartaa:
Mobile: 252-633369552
WhatsApp-Group: 252633369552
Email: Support@sahalsoftware.com
FB Live: Sahalsoftware Cinwaanka Ardayda – – Riix Halkan
———————————————————————————————————————–
– Midhaha Ardayga – – – – – – – – – > HALKAN RIIX
– Cashar isbuucle: Maskaxdaada Tuuji – – > Halkan RIIX
– Barnaamijka Su’aalaha Sahalsoftware – – > HALKAN RIIX
– ACTIONS – SAHALSOFTWARE – >Halkan Riix
————————————————————————————————————————-
Koorsooyinka diyaarka ah (41+ Course):
Macalin Maxamed Jaamac Sahal – Casharada uu Duubay:
-
-
Mavis – Isku day inaad 40 WPM Gaadhsiisid
-
Windows 8 – – > > Riix Halkan
-
Word 2007 – – > > Riix Halkan
-
Word 2013 – – > > Riix Halkan
-
Excel 2007 – – > > Riix Halkan
-
Excel 2013 – – > > Riix Halkan
-
Access 2007 – – > >Riix Halkan
-
Access 2013 – – > > Riix Halkan
-
Power Point 2007 – – > > Riix Halan
-
Power Point 2013 – – > > Riix Haln
-
Publisher 2007 – – > > Riix Halan
-
Social Network – – > > Riix Halkan
-
Hardware – Theory – – > > Riix Halkan
-
Software – – > Riix Halkan
-
General Accounting – – > > Riix Halkan
-
DacEasy – – > > Riix Halkan
-
Quickbooks 2007 – – > Riix Halkan
-
QuickBooks 2014 – – > > Riix Halkan
-
HTML – – > > Halkan Riix
-
CSS – – > > Halkan Riix
-
Network-ga Chapter 1 – – > Riix Halkan
-
Configuration ADSL – – > Riix Halkan
-
MySQL – – > > Riix Halkan
-
VB.Net – Visual Basic – – >Riix Halkan
-
Computer Concepts – – > Riix Halkan
-
Revision Basic Computer – – > Riix Halkan
-
Beginner LevelMaths: Beginner Level – – > Riix Halkan
-
-
-
Photoshop CC2015 – – {Maxamed Gurey} <21-cashar> Halkan Riix
-
Mathematics
English Language
Arabic Language
Financial Accounting
Electric AC & DC
Agriculture
Fiiro Gaar ah: Walaal Haddii uu jiro Barnaamij kuu daarmi waayey amaba aad casharka mid ah aad weydo, Fadlan Halkan hoose noogu soo qor si aan xal kuugu raadino ama toos Email ka Shirkadda Noogu soo dir oo ah support@sahalsoftware.com
ALLAA MAHAD ISKA LEH
Tags: english, english language, language, luuqada, luuqada english, sahalsoftware, shirkada sahalsoftware, shirkadda sahalsoftware
Number | Course Name | Tutor | Lessons | |
1 | Windows 8 | Mohamed Jama Sahal | 21 | Halkan Riix oo Baro |
3 | Word 2007 | Mohamed Jama Sahal | 20 | Halkan Riix oo Baro |
4 | Word 2013 | Mohamed Jama Sahal | 21 | Halkan Riix oo Baro |
6 | Excel 2007 | Mohamed Jama Sahal | 18 | Halkan Riix oo Baro |
7 | Excel 2013 | Mohamed Jama Sahal | 23 | Halkan Riix oo Baro |
8 | Access 2007 | Mohamed Jama Sahal | 18 | Halkan Riix oo Baro |
9 | Access 2013 | Mohamed Jama Sahal | 17 | Halkan Riix oo Baro |
10 | Power Point 2007 | Mohamed Jama Sahal | 14 | Halkan Riix oo Baro |
11 | Power Point 2013 | Mohamed Jama Sahal | 10 | Halkan Riix oo Baro |
12 | Publisher | Mohamed Jama Sahal | 10 | Halkan Riix oo Baro |
13 | Social Network | Mohamed Jama Sahal | 14 | Halkan Riix oo Baro |
14 | Hardware | Mohamed Jama Sahal | 25 | Halkan Riix oo Baro |
15 | Recovery Media | Mohamed Jama Sahal | 7 | Halkan Riix oo Baro |
16 | Software | Mohamed Jama Sahal | 9 | Halkan Riix oo Baro |
17 | General Accounting | Mohamed Jama Sahal | 16 | Halkan Riix oo Baro |
18 | QuickBooks 2007 | Mohamed Jama Sahal | 19 | Halkan Riix oo Baro |
19 | QuickBooks 2014 | Mohamed Jama Sahal | 21 | Halkan Riix oo Baro |
20 | DacEasy | Mohamed Jama Sahal | 15 | Halkan Riix oo Baro |
21 | HTML5 | Mohamed Jama Sahal | 34 | Halkan Riix oo Baro |
22 | CSS | Mohamed Jama Sahal | 2 | Halkan Riix oo Baro |
23 | ADSL Config - Network | Mohamed Jama Sahal | 13 | Halkan Riix oo Baro |
24 | Visual Studio - VB - | Mohamed Jama Sahal | 23 | Halkan Riix oo Baro |
25 | MySql | Mohamed Jama Sahal | 11 | Halkan Riix oo Baro |
26 | Concepts | Mohamed Jama Sahal | 15 | Halkan Riix oo Baro |
26 | Revision Basic PC | Mohamed Jama Sahal | 47 | Halkan Riix oo Baro |
27 | Maths | Mohamed Jama Sahal | 37 | Halkan Riix oo Baro |
28 | Hal-Xidhaale | Mohamed Jama Sahal | 25 | Halkan Riix oo Baro |
Çîdíẫñø Løvé Gûññêr liked this on Facebook.
ﻓﺘﺢ ﺧﺎﻥ ﺍﺳﮑﻨﺪﺭﯼ liked this on Facebook.
Umu Mohamed Omar liked this on Facebook.
Yasin Mohd liked this on Facebook.
asxbta aqoontu waxay ku ficantahay inta aad yartahay in lagugu barbaariyo
aqoon la.aan wa iftin la.aan
Fatxi Moha Omar liked this on Facebook.
Axmed Maxamed liked this on Facebook.
Cabdiqani Faysal liked this on Facebook.
Van Abdi Holland liked this on Facebook.
Mahamud Taaraa liked this on Facebook.
Yayi Dixiin liked this on Facebook.
Salman Xariir liked this on Facebook.
Cabdiraxmaan Deeq Yuusuf liked this on Facebook.
Cabdi Raxmaan Qaasim liked this on Facebook.
Sumiyo Maxamed Cabdi Qoole liked this on Facebook.
fadlan waxaan idinka codsanayaa in aad noo soo celisaan casharadii Office ka ahaa ee 2007 ka oo aan ka waayay website ka sida access power point oo 2007 ah markaa fadlan casharadaa noo soo galiya
masha allah jazaka allah qayr shirkada shal software lkn hal mid bro waxaan idin waydinaa madooyin qaar ayaa fur maynin sida Programming Language iyo Web Design oo kle marka shirka qeyr allah siiyo maadooyinkaas ayaaaaaaan ka codsaneenaa in ay noo soo galiyaaaan
Nadiira Bintu Abdilaahi liked this on Facebook.
Aad baan idinka mahadcelinayaa shirkada sahalsoftwere aqoonta aad ku deeqdeen
Cabdiraxmaan Digeed liked this on Facebook.
Ibrahim M Cimran liked this on Facebook.
aniga oo ah c/risaaq axmed cigaal oo kamid ah ardayda online-ka wax ugabarata shirkada sahal software waxaan halkaan uga mahad celinayaa dhamaan bahda sahalsoftware khaasatan macalin maxamed jaamac sahal waxaan idin leeyahay ilaahay khayr ha’idinku abaal mariyo aduun iyo aakhiroba run ahaantii waxaadtihiin dad xambaarsan hami umad soomaaliyed in’shaa allah waad guulaysanaysaan aduun iyo aakhiroba
wana idina salamay dhamaan macalimita waxa ka dhiigta sahalsoftware ilaahay hadinka siiyo ajar iyo xasanaad waxan ahay arday cusub waxan barata computerk waxan raba in aan ka mid noqodo ardayd caawisan macalin
bacda salaan walaal waxaan ahay arday xiiseeya barshada computerka
hadana duruufo ayaana ii saamixin noocay ku tahay ba
hasa ahaatee waxaan daawaday webkan sahalsoftoware
waxaan ku qancay kani in uu yahay kii aan ka gaadhi lahaa ujeeda dayda
markaa walaal waxaad ii soo sheegtaa qaabka looga baranyo ama looga mid noqonayo ardayda
ma casharda kujira ayaan dhagey sanayaa oo imtixaan la iiga qadayaa
mise si online ah ayaa waqti la iigu sameynayaa
hadii aay noqoto casharda ayaad soo dhagay san oo imtixaan ayaa lagaaga qaadaya maxey noqon lacgta la igarabaa qiimaheedo sidee se uhelayaa macalinka markaan dhameeyo halcashar tusaale word ka ookale
hadii aay tahay waqti baad laguu samaynayaana maxay noqon qiimaha la igarabaa lacagta
masa helayaa sha hadada dugsiga
mi yeey wax farqiya udhaxeeyaa shahaada ta aan ku dhigto onlin ka iyo ta aan soo dhageysto casharda iyo ta aad sii saan ardayda xaadirta dugsiyada shirkada sahalsoftowar mise waa isku mid walaal
walaal ma igu caaminkaartaa maviska hadii jawaabtu tahay haa walaal iigu soo dir emailkan mahad sanid walla waxaan sugaaba waa jawaabtaada oo waafiya alaa mahdleh
wcs walaal soo dhawoow wixii information buuxa waxaa ka helaysaa E-mail ka support@sahalsoftware.com ee nagala soo xiriir mahadsanid
asc bacdasalan walaal waxaan idin soo diray email waxaana kusoo diray emailka shirkada esuper….. waxaan idinka sugaba waa jawaab
asc fadlan waxaa idinka codsanayaa inaad isiisaan softwerka photo shopka
walaal la xiriir E- mail support@sahalsoftware.com
I want join this website to add something and learn lessons.
Asc wr wb waan idin salaamey dhamaan teamka sahalsoftware waxaan jeclaan lahaa casharadda qaar ayaa shaqeenin o website ka ku dhaxjiraan sida WordPress ka iyo joomla & flash animation & Pinnacle sido kale casharadda CSS ka iyo artisteer ka ayakana sfcn mau shaqeenayaan mcln waxaan jeclaan lahaa in website ka hal Mar sfcn loo hubiyo casharadda shaqeenenin iyo kuwa shaqeenayaan iyo kuwa aanan ku jirin o lobahanyahay abaalkiina Allah الجنة الفردوس haidin ku badalo dhamaan teamka sahalsoftware
sahalsoftware aad iyo aad baad u mahadsantihiin ma garan karo eray abaalkiina lagaga falcelin karo alle khayr haydinku abaal mariyo. casharadda MAVIS-ka bal dib ugu yara noqda furmi maayaane marlabaad iyo kun kaleba waad mahasantihiin
Asc wr wb waan idin salaamey dhamaan teamka sahalsoftware Allah haniigu badalo dadaalkiina aad noo bixineysiin iyo waqtigiina qaaliga ah waxaan rabey inaad kulawataan casharaddaan fadlan adinko raali casharaddaan madhameestirna sida mysql ka iyo joomla aanan shaqeenenin plz dib ufiiriya waana ku mahad Santihiin dadaalka aad noo galeesiin manaqaano wax ku badalno runtii الله يرحمكم في الدنيا و الآخرة امين امين امين
Aaamin walaal mysql imin ka ayaa la soo galiyay websetka ee fiirso walal
asc wll wan salaamayaa shirkada shal softwaer
waxan ahay arday cusub ooraba barshad coputer iyo xisaab waad mahad satihiin waxan joogaa xamar asc waxan idiin salaamayaa sika iyo laab magacagu waa catoosh
aad iyo aad baan idinku mahadcelinaa dadaalka aa sameeseen runtii ku dayasho ayaa mudantihiin mida kale allaha ha idinka ajarsiiyo dadaalka aa sameeseen markale mahadsanidiin
mansha allah sahal; soft were waa shirkad aqooni ku duugan tahay wanan hamabalyeynyaa macalin mohamed jaamaa jazaklaaah
sahal software mahad balaadhan ayaan idiin haynaa
anaguna sidoo kale soo dhawoow Ayaan kuleenahay markasta!
Assc runtii faaiido iyo horumar badan ayaad umadda usamayseen alle haidinka abaal mariyo aakhiro iyo aduunba.
asc
magacaygu waa Maxamed said . jooga dalka Sweden
. waxaa rabay in aan bilaawo bilaawo barashada computerka. xagee is ka rajiis gareeya
wcs soo dhawoow walal iska diwaan gali E-mail – support@sahalsoftware.com
Aamin walal mahadsanid
masha’allah sahal software waad mahadsanthay sida aad noo gu dadaalayso hadaanu nahay radayda soomaaliyeed allah kaa abaal mariyo thanks allot
Aaamin walaal mahadsanid
asc halkan waxan kasalamayaa dhamaan walaha sahalsoftware waxan shrkada yada qaliga ah uga mahadcalinayaa sida wacan ay uga helan yahiin walahood in ay jahliga ugu saran waxan idin leyahay walalyaal allha subxanahu watacala ajir iyo xasanad an laso kobikarin ha idinkasiiyo
wcs walaal aaamin jazaakallah
asc waxn ahay arday cusub fadlan markaa waxn u baahnahay link mavis ah mahadsanid.
marka hore waan idin salaamay bahda sahalsoftware oo aan aad iiga faa’iiday casharo dhowr ah oo ay ka mid tahay financial accounting oo uu bixinayay macalim fahad cabdiraxman iyo general accounting, quickbook oo uu bixinayay macalim aad u jeclahay sharaxaadiisa macalim Mohamed jama, hadad waxaan rabaa daceasy program kaas casharada uu macalim Mohamed jama sharaxaayana waan heystaa lkn program daceasy ayaa iga maqan ka dibna waxaan rabaa inaan imtixaaan iga qadaan oo diploma isii saan waadna ku mahadsan tihiin caawinta aad na cawineysan idinkana allaha idin caawiyo insha allah
asc dhamaan macaalimiinta sahalsoftware
aan ixtiraamo ,,waxa aan aad ugu faraxsanahay sida wanaagsan aan ufahmy WEB desing
midaas aad idinka sabab u tihiin
bishii hore aan ku xermay website maantana waxaan ahay nin kala fahmay HTML/CSS sida loogo soo saaro website midaas waxa mahad iska leh alle kasokow bahda SAHALSOFTWARE qaasatan maclin{ MAXAMED JAAMCA SAHAL} qaas aan ku salamaya wa maclinka aan ka dhismay
maclin:: cashrada php iyo javascript iyo mysql qaabka lagu isticmaalo WEB desing MALAGA HELAA shabakada
alla ha idinka awaal mariyo aduun iyo aakhiraba
Sido kale aad ayaan ugu mahad celina macalimiinta Sahalsoftware qasatan mclin Mohamed jaama mclin ani waxaa jeclaan lahaa inaad casharo bdn aad kabixisaan javascript % phone & jquery mclin ani ahaan intaas ayaa idhibeeso ayago Web design lo isticmalaayo ayaan codsanaa mclin
maclin page aan soo diyaariyay markaan dhameeyay cashrada html/css wax qabadkayga ku tijaabinaya maclin in ay saxyihiin iyo qalad in aan soo diro xage kuso so dira mahadsanadiin
ku soo dir support@sahalsoftware.com
waxaan jeclahay in casharada xisaabta maskaxdaada tuuje aan la socdo marka waxaan codsanaa in emailka ay ee gu soo dhacdo si aan is ku dayo
Mahadsanid walal nagala soo xiriir support@sahalsoftware.com
asc aadban idiinsalaamayaa sahalsoftware
ilaahay ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo cilmigan aadnabrteen ee tayada leh anagana kuwii ka faa idaysta ha naga dhigo. macalin waxaan rabaa inaan wesite kan toos uula soo xidhiidho markaa telephone number ka xafiiska mahelikaraa
haa walaal nagala soo xiriir support@sahalsoftware.com ama number – 00252634904795
Asc waad mahadsantihiin sahalsoftware sida wacan oo aad bulshada ugu adeegaysaan intaa kedib waxaan ubaahnaaa barnaamijka aad sameyseen ee SDS in la ii soodiro
wcs walaal soo dhawoow barnaamij sds waxaad kala xiriiraysaa E- mail support@sahalsoftware.com
asc dhamaan ardayda iyo macalimiinta sahal software waxaan ahay arday cusub oo raba inaan combutarka wax ka barto
soo dhawoow walal nagala soo xiriir E-mail support@sahalsoftware.com
Ma sha Allah waad mahad santihiin asxaabta Sahalsoftware
Ugu horayn alle SWC ayay mahadi u sugnaatay
Xagaan waxaan ka salaamin dhammaan hawlwadeenada SAHALSOFTWARE waxaana uga mahad celinayaa sida wanaagsanoo ay waxay barteen noogu faa iidaynayaan waxana idin leeyahay alle ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin haydin siiyo
Sidoo kale xagaan waxaan mahadnaq gaar ah u marinayaa
Labada bare eee carasharadooda aan ku Taxanahay oo aan wax badan ka faa iidaystay
Labadaas oo kala ah
Eng Maxamed Gurey
Iyo Eng Abdirsaq Abyad
Alle haydiin sharfo sxbyl
mashaa alah wxd nasoo siyaadiseen cilmi naga maqnaa wxdna thiin dad cilmigooda ku anfacay umada soomaliyeed alle ha idinka abaal mariyo
Walal waxan rabaa koorsooyinka hada sodaan inaan online kula socdo ma arko casharadaa bixisaan sabti axad isniin talaado arbac khamiis jimco waxan rabaa inaan maalin kasta la socdo mida kale waxan hada webside ka bartaa computer cashar aan fahmi waaya baa jira user cusub hadan sameeyey maka dhigi karaa mid kumbuuterka awood ku leh oo maamuli karaa mise admin bis baa awood leh?
Soo dhawoow walaal nagala soo xiriir: support@sahalsoftware.com