Network Engineering
Master networking skills and become a certified professional.
Course Overview
Koorsada Network Engineering
Koorsada Network Engineering waa cashar muhiim ah oo aad u qiimo badan...
Faa'iidooyinka Koorsada
Shaqooyin furan, aqoon dhis, isbeddelka teknoolojiyadda, iyo xirfado horumarsan ayaa lagu helaa.
Waxyaabaha Lagu Baranayo
- Qorsheynta shabakado waaweyn
- Xirfado Troubleshooting ah
- Maareynta xogta (DNS, DHCP, ARP)
- Amniga shabakadaha iyo Firewalls
- Layliyo farsamo iyo tijaabooyin shaqo oo dhab ah