WordPress waa CMS awood badan oo kuu sahlaya inaad dhisto website kasta adigoo aan lahayn aqoon barnaamijyeed. Waxaa loo isticmaalaa blog-gag, ganacsi, eCommerce, iyo wax ka badan.
Isticmaal sahlan, bilaash, SEO-friendly, bulsho taageero leh, iyo kumannaan plugins iyo themes la heli karo.
WordPress Developer, Freelance Web Designer, Blog Administrator