Koorsadan waxaa loogu talagalay bilowga si ay u bartaan xirfadaha aasaasiga ah ee kumbiyuutarka
Koorsadan waxaa loogu talagalay dadka aan horey u aqoon kumbiyuutarka.
Waxay kaa caawineysaa inaad hesho shaqooyin, gaar ahaan kuwa xafiisyada, waxayna ku baraysaa barnaamijyada sida Word & Excel.