CCNA Course

Only $34.99
Course Preview Video

Course Overview

CCNA (Cisco Certified Network Associate) waa shahaado caalami ah oo ka caawisa xirfadlayaasha inay fahmaan shabakadaha casriga ah sida IP routing, switching, iyo amniga shabakadda.

Faa'iidooyinka

- Fursado shaqo oo badan
- Aqoonta shabakadaha casriga ah
- Kalsoonida xirfadeed

Waxyaabaha la barto

Register Now